(HOL) - In ka badan 700 oo caruur ah ayaa lagu diley ama lagu naafeeyey Soomaaliya sanadkii 2020 kadib xadgudubyo ay geysteen kooxda Al-Shabaab, ciidamada dowladda, maleeshiyo beeleedyo iyo AMISOM, sida lagu sheegey warbixin cusub oo ay soo saartay Q