Soomaaliya oo lagu daray liis madow oo ay soo saartay QM
NEW YORK — Waddamada Soomaaliya, Congo, Afghanistan iyo Syria ayaa safka hore ka galay goobaha ay carruurtu ku jiraan khatarta ugu badan dunida, sida ay sheegtay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Carruurta.