Share with your friends via email

Xasan Sheekh oo si kulul ula hadlay Farmaajo

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay munaasabad ka dhacday dalka Turkiga ayaa ku baaqay in la dadajiyo qabsoomida doorashada dalka oo waqtiyo badan dib u dhac ku yimid iney ku qabsoonto waqtiyadii lagu balamay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip