Share with your friends via email

Barlamaanka Jarmalka oo Sharciyo cusub soo saaray

Baarlamaanka Jarmalka, "Bundestag" ayaa ansixiyay maanta oo Khamiis ah (Noofambar 18, 2021) sharciyada cusub ee looga hortagayo faafitaanka fayraska cusub ee Corona, kaas oo ay qorsheeyeen dhinacyo kamid ah Xisbiyada wadanka (Traffic light)

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip