Share with your friends via email

Sidee u aragtaa hadalki Boqor Buurmadow?

Dhaleecayn weyn ayaa ka dhalatay hadal uu warbaahinta kasii daayay boqor Cismaan Aw-maxamuud Maxamed (Buur madow) oo katirsan madax dhaqameedka Somaliland, kaasoo maalmahan ku sugan magaalada Muqdisho.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip