Dowlada Sweden oo albaabada uxirtay iskuul Islaami ah.
(Somaliska) Hay'adda kormeerka dugsiyada ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqday in ay go'aansatay in ay xirto dugsiga madaxa-banaan ee Kunskapsljuset ee magaalada Norrköping, kaasoo ay gacanta ku hayso ururka Al-Noor Islamic Associati