Share with your friends via email

Wasiirkii hore ee Socdaalka Denmark oo Xukun Xabsi lagu Riday Dambi ay u geysatay Lamaane magangalyo doon ah

Wasiirkii hore ee socdaalka Denmark, Inger Støjberg ayaa lagu helay inay si sharci darro ah u kala saartay lamaanayaal magangalyo doon ah, waxaana lagu xukumay 60 maalmood oo xabsi ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip