Xukun lagu riday, Askar Muqdisho kudishay laba Wallaalo ah.
Maxkamada darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta soo gaba-gabeysay dacwadda kiiska dilkii loo geystay labo ruux oo walaalo ah, kuwaasi oo lagu kala magacaabo Sakariye iyo Sowdo.