Share with your friends via email

Faah-faahin kasoo baxeyso laba wiil oo Meydkooda laga helay

Wararka ka imaanaya magaalada Koofurta gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in duuleedka magaaladaasi laga helay meydadka laba wiil oo dhalinyaro ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip