Share with your friends via email

Booliiska gobolka Banaadir oo xiray haweenay loo haysto muuqaal laga duubtay carruur shiishad cabaya

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in laamaha amnigu ay gacanta kusoo dhigeen haweenay ku eedeysan in ay labo carruur ah oo ay dhashay ka duubtay muuqaal ay baraha bulshada ka faafisay iyadoo siinaysa Shiishad.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip