Share with your friends via email

Xiddiga Sadio Mane , wiilka qoyska imaamyada kasoo jeedda ee taariikhda dhigay

Sadiyo Mane oo lambarka 10-aad u xirta xulka qaranka Senegal ayay u rumowday riyadiisii ahayd inuu guul taariikhi ah usoo hoyiyo waddankiisa, isagoo gacan ka siiyay inay markii ugu horreysay hantaan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika muddo lixdan sano a

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip