Share with your friends via email

Warbixin eegaysa barnaamijka maaliyadda Soomaaliya ee ay IMF tageerto oo sannadkan ay Soomaaliya halis ugu jirto inay lumiso

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu waqtigiisu dhamaaday iyo Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Beileh oo ay wehliyaan Madaxa Hay'adda Lacagta Adduunka IMF, Laura Jaramillo, ayaa shalay ka wada hadlay barnaamijka Miisaaniyad

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip