Share with your friends via email

Jaamacada Carabta oo si adag uga hadashay Qilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya

Madaxa Jaamacadda Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa cambaareeyay heshiiska badda ee u dhexeeya dowladda Itoobiya iyo Somaliland, wuxuuna ku tilmaamay xad-gudub cad oo ka dhan ah sharciga caalamiga ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip