Share with your friends via email

Dagaaladi Gaza oo laga helayo Warar Cusub

Waxaa shalay iyo xalay sii xoogeystay dadaallada caalamiga ah ee loogu jiro sidi loo heli lahaa xabad-joojin kale oo ka hirgasha Marinka Gaza, xilli ay wali ciidamada Isra'il sii wadaan duqeymaha iyo dagaalka culus ee ay ka waddaan Gaza.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip