Share with your friends via email

War farxad' geliyay Muhaajiriinta oo kasoo yeeray Maxkamada sare ee Talyaaniga

Maxkamadda Sare ee Talyaaniga ayaa dembi ku tilmaantay in Tahriibayaasha loo wareejiyo Ilaalada Xeebaha Liibiya, iyadoo sheegtay inaan magaalooyinka Liibiya loo aqoonsan karin meelo ammaan ah.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip