Share with your friends via email

Cudur lagu kala qaado Taabashada oo laga helay Soomaaliya iyo Kenya

Asbuucyadii u dambeeyay waxaa si weyn looga hadal hayay Kenya cudur la kala qaadayo oo la fahmi waayay waxa uu yahay. Dadka qaar ayaa walaac ka qabay inuu noqon karo safmareen keeni kara dhibaato caafimaad iyo mid nololeed.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip