Agaasimaha Isbitaalka Hargeysa Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cismaan ayaa sheegay in maydka marxuumka ay ku sameeyeen baaris qaadatay muddo 48 saacadood ah, isla markaana ay ku ogaadeen in Cabdinaasir lagu ceejiyay xarig dhumucdiisu wayn tahay muddo shan i