Share with your friends via email

Innaa lillaah wa inaa ileyhi raajacuun, Marxuumad‏ Hajia Habiiba Mahamouud

waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh aan ugu direynaa lana qeybsaneynaa dhammaan reer haji Hassan Mahamoud Shigow oo ay Eedadood Hajia Habiiba Mahamouud ku geeriyootey magaalada Muqdisho todobaadkan, waxaana ILLAAH uga baryeynaa inuu ka waraabiyo Janna

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip