Maxaad ka taqaanaa Jaamacadda Putra ee dalka Malaysia, War bixin kooban oo laga diyaariyey Jaamacadaasi (Daawo Sawirada).
Jaamacada Putra ee dalka Malaysia waxay ka mid tahay jaamacadaha ugu waawayn ee dalka Malaysia, waana Jaamacada labaad ee da’ ahaan ugu wayn markii laga reebo Jaamacada Malaya oo iyadu ah Jaamacada ugu da’da wayn dalkaasi,halka Putra da&r