Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan looga marinayaa ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistoo Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed oo ku geeriyooday Degmada Cadale ee Gobolka Sh/dhexe iyadoo eebe looga baryaya in uu ka waraabiyo janadii Fard