Waxaa dhowaan ku geeriyoodey magaalada Kambaala ee dalka Uganda ALLAHA u naxariistee Cor: Haji Hassan Mahamoud Rooble oo ahaa Aabbe Soomaaliyeed oo nabadda jecel weligiina aan ka shaqeyn wax fidno ah, waxuuna ifka kaga tegey Carruur tiro badan oo isu