Dagaal Qaraar oo Caawa ka qarxay Fariisinka Ciidamada Burunti ee Kuliyada Jaale Siyaad
Dagaal qaraar oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala gedisan ayaa caawa waxa uu ka qarxay kuliyada jaale siyaad oo fariisin u ah ciidamada nabad ilaalinta midowga afrika ee Amisom