Maxaad ka Taqaanaa Machadka FTMS ee Dalka Malaysia, Warbixin Kooban.
Machadka FTMS wuxuu ku yaallaa magaaladda Caasimadda ee Kuala Lumpur ee dalka Malaysia. Hadaba machadkaan waxaa la-aas aasay sanadka markuu ahaa 1986-kii. Wuxuuna xiriir wanaagsan la-yeelahay jaamacaddo badan oo ku yaalla wadamada caalamka.