Ururka Jaamacada Carabta oo cambareeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay Dowlada Yahuuda
Bayaan uu maanta ururka jaamacada carabta ka soo saaray magaalada qaahira ee xarunta wadanka maser ayaa waxaa lagu cambaareeyay hadalkii dhawaan ka soo baxay xukuumada yahuuda oo ahaa in ay aqoonsaneeyso m/mulka soomaali-land