Featured

Beesha Waceysle oo kulan balaaran isugu timid Sweden (Sawiro)

0 Visits: 2032 | Tuesday October 06, 2015 - 13:39:04
Waxaa taariikhdu markii ay ahayd 4.10.2015 kulan wada tashi ah isugu yimid jaaliyadda wacaysle ee ku nool magaalada gothenborg ee dalka swedhen, kulankaas oo laaga hadlaayey horumarka ka socda dalka iyo sidii ay beeshu uga qayb qaadan lahayd howlaha ka socda dalka iyo deegaanka ay beeshu degto.

Read More »

Degmada Warsheekh Oo Markii Ugu Horeysay Laga Hirgeliyay Nalal Ku Shaqeeya Cadceedda (Sawiro)

0 Visits: 2497 | Tuesday October 06, 2015 - 11:43:58
Maamulka Cusub ee Degmada Warsheekh uu horkacaayo Guddoomiyaha Degmada Axmed Xuseen Axmed (Shiidka ) ayaa Nalalka Cadceeda ku shaqeeya ka hirgeliyay marki ugu horeysay Degmada Warsheekh, kuwaas oo kor u qaaday Bilcda Degmada.

Read More »

Is Qaqabsiga Dhismaha Maamulka Sh/Dhexe Iyo Hiiraan Iyo Dhawaqa W/Arimaha Gudaha (Xog Muhiim ah)

0 Visits: 1423 | Tuesday October 06, 2015 - 09:46:51
Dhawaan ayay aheyd marki la hakiyay arimihii isku darka gobolada Shabeelaha Dhexe iyo Hiiraan, go'aan ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Gudaha ayaa lagu cadeeyay inuu dib u dhacay qorshihii lagu sameynayay isku daridda labadaasi gobol.

Read More »

Shan Sano Kadib, Qur'aan Aqriska Siyaarooyinki Caalimiinta, Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Sh: Muxumed Sh: C/raxman oo laga bilaabay Warsheekh (Sawiro+Video)

0 Visits: 3627 | Monday October 05, 2015 - 23:08:33
Degmada ku caan baxday cilmiga iyo xadaarada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxa si habsami leh uga socda qur'aan aqriska siyaaraadka mashaa'ikhda cilmiga iska dhaxashay ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar, (Sheekh Cabdi Celli) iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.

Read More »

Sweden oo musaafurinaysa 6000 qof si ay booska ugu baneeyaan qaxootiga cusub

0 Visits: 1360 | Monday October 05, 2015 - 21:29:53
Wasiirka socdaalka Sweden Morgan Johansson ayaa telefishinka SVT u sheegay in dalka laga musaafurinayo 6000 qof oo magan-galyo doon ah kuwaasoo horey diidmo loo siisay. Wasiirka ayaa sheegay in ay waajibtahay in dadkaan wadanka laga saaro si ay booska ugu baneeyaan magan-galyo doonka faraha badan ee…

Read More »

Finland oo joojisay qaxootiga Soomaalida

0 Visits: 2224 | Monday October 05, 2015 - 21:29:52
Laanta Socdaalka Finland ayaa shaacisay in ay joojinayaan go'aamada la xiriira qaxootiga ka soo jeeda Somalia iyo wadanka Iraq maadaama ay qiimeyn ku samaynayaan xaalada amaanka ee labada wadan. Laanta ayaa shaacisay in guud ahaan aan wax go'aan cusub ah laga gaari doonin qaxootiga ka soo jeeda…

Read More »

Madaxweynaha oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Denmark (Sawiro)

0 Visits: 1243 | Monday October 05, 2015 - 21:26:50
Muqdisho, 5 October, 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ee magaalada Muqdisho warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay Danjiraha cusub ee Boqortooyada Denmark uga wakiilka ah Soomaaliya Ms. Mette Knudsen.

Read More »

Gudoomiyayaasha Haweynka Qaranka & kan gobolka oo booqday Degmada Warsheekh (Sawiro)

0 Visits: 2680 | Monday September 21, 2015 - 11:49:28
Wafdi balaaran oo ee horkacayeen gudoomiyaha Haweynka Qaranka Soomaaliyeed Marwo Batuulo Sheekh Axmed Gabale iyo gudoomiyaha Haweynka Gobolka Banaadir Marwo Jawaahir Barqab ayaa waxa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada xeebta ah ee Warsheekh gobolka Shabeelada Dhexe.

Read More »

Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo markale dib loogu doortay baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

0 Visits: 1852 | Friday September 18, 2015 - 13:31:25
Xildhibaan Ismaaciil Muxudiin oo kamid ah siyaasiyiinta dalka Norway, ayaa markii labaad kuguuleeystay kursiga golaha baarlamaanka magaalada Trondheim ee dalka Norway.

Read More »

Culuma'udiinka Ahlusunah oo Muqdisho kaga dhawaaqay Golaha guud ee Culuma'udiinka Soomaaliyeed (Sawiro)

0 Visits: 2905 | Saturday September 12, 2015 - 01:30:07
Kulan balaaran oo siweyn loo soo abaabulay eena kasoo qeybgaleen dhamaan culuma'udiinka Soomaaliyeed iyo wasiiro kasocday xukuumada Soomaaliya, ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Read More »

IKEA oo malaayiin ugu deeqday qaxootiga Soomaalida

0 Visits: 1940 | Friday September 11, 2015 - 20:19:54
Shirkada IKEA ayaa isbuucii hore ku dhawaaqday in ay ku deeqayso lacag gaaraysa 356 milyan oo kr taasoo inta badan loogu tala galay qaxootiga Soomaalida ee ku nool agagaarka Doolow-Cadoow ee xuduuda Ethiopia iyo Somalia. Lacagta oo ay maarayn doonto UNHCR ayaa 309 milyan waxaa lagu taageeri doonaa qaxootiga…

Read More »

Qaxooti kusoo wajahnaa Sweden oo laga hor istaagay

0 Visits: 1755 | Friday September 11, 2015 - 20:09:54
Tareenada iyo wadooyinka isku xira Denmark iyo Germany ayaa shalay la joojiyay ka dib markii ay dhowr boqol oo qaxooti ah diideen in ay ka degaan tareen ay la socdeen oo ay iska dhiibaan Denmark. Qaxootiga ayaa sheegay in ay u socdaan Sweden balse Denmark ayaa diiday in ay gudbaan.

Read More »

Qodobo muhiim ah oo kasoo baxay Kulanki madaxweynayasha Somaliya iyo Talyaaniga (Sawiro)

0 Visits: 2012 | Friday September 04, 2015 - 20:05:01
Rome, 4 September 2015: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Talyaaniga ee magaalada Rome.

Read More »

Bandhiga dhaqanka Soomaalida ee Talyaaniga oo soo jiitay indhaha caalamka (Sawiro)

0 Visits: 10340 | Friday September 04, 2015 - 20:05:01
Bandhig aad uqurux badan oo ka turjamaayo hidaha iyo dhaqanka Soomaalida ayaa lagu soo bandhigay magaalada Milaano ee dalka Talyaaniga.

Read More »

Daawo muuqaalo kale oo kusaabsan Heshiiski kadhacay Warsheekh

0 Visits: 2585 | Tuesday September 01, 2015 - 21:07:48
Xaflad si weyn loo soo agaasimay oo loogaga dhowaaqay heshiis laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay beelo dega deegaano ka mid ah gobolka Sh/dhexe ayaa lagu qabtay degmada Warshiiq ee gobolka Sh/dhexe.

Read More »

Shirib iyo Duco lagu soo gunaanaday Heshiiski beelihi reer Warsheekh (VIDEO)

1 Visits: 3268 | Tuesday September 01, 2015 - 00:26:16
Kulan Taariikhi ah oo sida caadada u aheed beelaha wada dega gobolka Shabeelada dhexe lagu qashay Sumal iyo Sumeyn ayaa lagu soo gunaanaday heshiis ka kooban qodobo adag kaasi oo udhaxey doono beelo walaalo ah oo dagaalo ahli ah kudhax maray deegaano katirsan degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada…

Read More »

Yaa Iibsaday Gobolka Shabeelada Dhexe?. (Warbixin).

0 Visits: 2447 | Sunday August 30, 2015 - 00:00:36
Tan iyo markii la shaaciyay in maamul goboleed loo sameen doono shacabka dega labada gobol ee deriska ah ee Shabeelada dhexe iyo Hiiraan ayaa waxa soo baxay guux xoogan oo arintaa la xiriiro.

Read More »

Sooyaalka Noloshii Silliibeyd Q19AAD.

0 Visits: 2080 | Friday August 28, 2015 - 22:13:53
Labada qaybood, ee odayaashu ma oga, in qof dumara, oo uu qabo Barroow laysku haysto, haddiise ay ogaadaan, arrintu weji kale ayay yeelan kartaa, oo halistiisa leh, dhaqan ahaan iyo diin ahaanba, waana arrin ku culus, oo aysan qaadi karin.

Read More »

Beelihi Wallaalaha ahaa ee ku dagaalamay Warsheekh oo heshiis Taariikhi ah gaaray (Sawiro+Dukument)

0 Visits: 2645 | Friday August 28, 2015 - 00:14:56
kulan balaaran oo isugu yimideen waxgarad kasocday beelo walaala ah oo ku diraray Degmada Warsheekh ayaa lagu kala saxiixday heshiis ka kooban qodobo adag kaasi oo ee markaati ka ahaayeen maamulka Gobolka iyo kan degmada Warsheekh.

Read More »

Shacabka Reer Warsheekh oo si diiran usoo dhaweeyay Ambasadoor Ameeriko (Sawiro).

0 Visits: 2408 | Monday August 24, 2015 - 19:54:28
Qeybaha kala gedisan ee bulshada kunool Degmada Warsheekh oo ee horkacayeen Culuma'udiinka, Aqoonyahanka, Haweynka, Dhaqanka, bar baarta gashaaaman iyo Dhalinyarada ayaa waxey si siman usoo dhaweeyeen wafdi balaaran uu horkacayay safiirki hore ee Soomaaliya ufadhiyay dalka Kenya, Ambasadoor Maxamed…

Read More »

Shacabka Warsheekh oo doorasho taariikhi ah kusoo doortay gudoomiye Waaxeedyada Degmada Warsheekh (Sawiro).

0 Visits: 2260 | Friday August 21, 2015 - 22:34:21
Shacabka kunool xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe ayaa marki ugu horeysay taariikhda waxey sitoos ah usoo doorteen gudoomiyayaasha afarta Waax ee ka koobantahay xarunta degmada Warsheekh.

Read More »

Siyaarada Waliyulaahi Sh.C/raxmaan Celli waa kulan-weyne ay muslimiintu u siman tahay.

0 Visits: 2945 | Wednesday August 12, 2015 - 00:40:56
Sanad walba marka la gaaro Bisha koowad (1) ee Hijriyada Islaamka ee loo yaqaano MUXARAM ama ZEKO idil ahaan waxaa daafyaha Caalamka si baahsan uga bilowda Siyaarada Caalimkii weynaa ee ummadda Soomaaliyeed AABBE SH. CABDIRAXMAAN BIN SH. CUMAR AL-CELLIYI, AL-QAADIRIYI, AL-WARSHIIQIYI, ka hor inta aan…

Read More »