Featured

Ahlu-Sunna: "Dowladda waxaan ka dalbaneenaa in ay hirgiliyaan hishiiskii aan wada gaarnay"

0 Visits: 1626 | Wednesday February 26, 2014 - 12:15:43
Maamulka Ahlu-Sunna Wal-jamaaca Gobolada Dhexe ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya ka dalbadeyn in loo hirgiliyo hishiis ay horay Dowladda ula gashay maamulkaasi.

Read More »

Ra'isul-wasaarihii hore ee dalka oo iska fogeeye sawir barta Facebookiisa lasoo dhigay "War-saxaafadeed"

0 Visits: 1400 | Wednesday February 26, 2014 - 10:33:16
Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeysay waxaa uu iska fogeeyey lahaanshaha barta Facebook ee ku furan magaciisa " Abdi Farax Shirdoon (Saacid)" kuna tilmaamay been abuur magaciisa lagu sameynayo.

Read More »

Kulan looga hadlayo hormarka Beesha Cumar Faqe oo maanta ka dhacay Muqdisho "Sawirro"

0 Visits: 2474 | Tuesday February 25, 2014 - 20:38:05
Kulankaan oo ahaa mid aad loosoo agaasimay islamarkaana ay kasoo qeyb-galeyn Madaxda ugu sareysay Beesha Cumar Faqe ayaa waxa uu manta ka dhacay Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

Read More »

Dhawaan Waxaad Telefoon ka Wici Kartaa WhatsApp

1 Visits: 2226 | Tuesday February 25, 2014 - 12:31:13
WhatsApp ayaa hadda iyo wixii ka danbeeya tartan la gelaaya barnaamijka Skype ee shirkadda Microsoft kaas oo loo isticmaalo wada hadalka Internetka la dhexmariyo, waxaana WhatsApp uu daaha ka qaadey aalad suurta gal kaaga dhigeysa in aad telefoon wacdo.

Read More »

Madaxweyne Xasan "Waa muhiim in ballan-qaadyadii caalamka laga dhabeeyo si loogu kalsoonaado New Deal." (Sawiro)

0 Visits: 1351 | Monday February 24, 2014 - 20:46:49
Mogadishu, 24 February 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta shir-gudoomiyey shirkii Guddiga Sare ee Wadashaqeynta (High Level Partnership Forum). Waxaana goob-joog ka ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Nicolas Kay,

Read More »

Wadooyin Muhiim u ah Muqdisho oo dhagaxyo lagu jaray, sababta Maxee tahay? "Maqaal"

1 Visits: 1815 | Monday February 24, 2014 - 13:02:01
Waxaa shalay iyo manta la xeray wadooyin muhiim u ahaa Shacabka ku dhaqan magaaladda Muqdisho xilli maalintii jimcaha ee aanu soo dhaafnay weerar kii ugu darnaa oo ay qaadeyn Al-shabaab lagu qabsan gaaray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya halkaasi oo uu Madaxweynaha xaadir ku ahaan laguna qal-qaliyay.

Read More »

Jen: Dhaga Badan oo mudo dheer kadib Afka Furtay tala culusna soo jeediyay (Daawo Video)

0 Visits: 1314 | Monday February 24, 2014 - 10:25:52
JENERAL DHEGABADAN OO KA HADLAY AMNIDARADA FARAHA KA BAXDAY

Read More »

Malasoo Qasbay mise waa Taageerayaal Al-Shabaab? (Sawiro)

0 Visits: 1836 | Monday February 24, 2014 - 10:02:38
Banaanbax ee kasoo qeybgaleen dad tiro badan isla markaanaubadan dumar iyo caruur kuwaasi oo laga dheehanayo caro xoogan iyo ineyba diyaar uyihiin dagaal gacanta leesula tago ayaa waxa uu kadhacay Degmada Buulo-Burde ee Gobolka Hiiraan halkaasi oo ee ka arimiyaan ururka Alshabaab.

Read More »

Amin Arts oo soo bandhigay Sawirro Cadeenayo in Villa Soomaaliya ay badbaadiyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed

0 Visits: 4968 | Sunday February 23, 2014 - 20:49:24
Farshaxamiiste sare Amin Arts ayaa waxa uu manta soo bandhigay Sawiro cadeenayo in villa Soomaaliya ay badbaadiyeen Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed halka Ciidamada loo keenay Nabad Ilaalinta ay Amison ay geedaha ku gambanayaan iyo meelo difaacyo ah ayagoona waxba qabaneenin.

Read More »

Ra'iisul Wasaaraha oo shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo looga hadlayay xoojinta amniga (Dawo Sawiro)

0 Visits: 1231 | Sunday February 23, 2014 - 19:51:25
Muqdisho, February 23, 2014-----Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa galabta shir guddoomiyay kulan aan caadi aheyn oo ay yeesheen golaha Wasiirada, waxaana kulankan ka soo qeybgalay madaxda maamulka gobolka, guddoomiyeyaasha 17-ka degmo ee gobolka…

Read More »

Dhuxuloow: "Hishiisyo ayaan lasoo gaarnay wadamadii aan safarka ku tagnay"

0 Visits: 1098 | Sunday February 23, 2014 - 13:24:43
Wasiirka warfaafinta Dowladda federaalka Soomaaliya Mudane Mustaf Sheikh Cali Dhuxuloow oo maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu socdaal shaqo ku tagay qaar kamida dalalka dariska ayaa waxa uu fah faahin ka bixiyay wax yaabihii ugu suura galay intuu uu maqnaa safarkiisa.

Read More »

Bilicda muqdisho iyo dhismihii lagu sameeye dagaaladii kadib "Sawirro"

0 Visits: 4319 | Sunday February 23, 2014 - 11:53:05
Magaaladda Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya waxaa waxa ay mudo kooban oo la helay nabad iyo Dowlad Federaal ah waxa ay u dhismmatay sida dalalka Caalamiga ah oo kale.

Read More »

"Xusuusta Culimada", Soo dhaweyntii Sh Axmed Gaballe Raxima Hulaahu (VIDEO)

0 Visits: 5705 | Friday February 21, 2014 - 21:53:49
"Xusuusta Culimada Soomaaliyeed", Waxa Caawa kusoo qaadaneena Muuqaalo taariikh ah oo laga soo qaaday Alaah Unaxariiste Mashaa'iqda Soomaaliyeed ee Ahlusunah Waljamaac Sheekh Axmed Gabale iyo Macalin Nuur Maxamed Siyaad

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furka tuurtay arimo badana shaaciyay Qaraxi kadib

0 Visits: 1339 | Friday February 21, 2014 - 20:57:53
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta shir jaraa'id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Qaranka ee Villa Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadley arrimo la xariira dhacdadii maanta maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay isku dayeen iney kusoo weeraraan…

Read More »

Madaxweyne Xasan "UK waxan uga mahadcelineynaa hormuudkooda wanaagsan " (Daawo Sawiro)

0 Visits: 1496 | Thursday February 20, 2014 - 21:09:27
Muqdisho, 20 February 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta Muqdisho kulan kula qaatay wafdi ka socday Dowladda UK oo uu ka mid ahaa Tony Baldry MP oo xildhibaan ka ah UK. Waxaana goob joog ahaa Safiirada labada dal Neil Wigan iyo Cabdullahi…

Read More »

Wafdi uu Hogaaminayo Ugaaska Beesha Sade oo Muqdisho soo gaaray "Sawirro"‏

0 Visits: 1877 | Monday February 17, 2014 - 19:42:06
Wafdi ballaaran oo Horkacayo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi ayaa maanta galinkii danbe si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Read More »

Wariyayaal Muqdisho lagu gudoonsiiye abaalmarino "Daawo Sawirada"

0 Visits: 2068 | Monday February 17, 2014 - 15:01:39
Waxaa maanta magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya lagu qabtay manaasabad abaal marinno lagu gudoonsiinaye afar wariye oo ka tirsan saxafiyiinta magaaladda muqdisho

Read More »

Tahniyad Aroos, Mahad Faarax Muxudiin iyo Seynab Cumar Cismaan oo Meherkooda kadhacay Muqdisho (Daawo Sawiro)

2 Visits: 16689 | Sunday February 16, 2014 - 20:52:46
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo Ehelka iyo Asxaabta hoos kuxusan, waxey tahniyad farxad Aroos hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosada Mahad Faarax Muxudiin iyo Seynab Cumar Cismaan oo Meherkooda kadhacay Magaalada Muqdisho

Read More »

Dhacdo aan horay loo arag oo ka dhacday deegaan ka tirsan Putland

0 Visits: 6255 | Sunday February 16, 2014 - 14:44:46
Dhacdo la yaab leh ayaa ka dhacday deegaano ka tirsan Maamulka Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kadib markii ruux ku noolaa dhulka miyiga dhacdadaan ay dhowr mar qabsatay.

Read More »

Tarsan: "Al-shabaab meeshii lagu arko halagu toogto, maxkamad maya"

0 Visits: 1618 | Saturday February 15, 2014 - 15:07:48
Gudoomiyaha Gobolka Banaandir ahna duqa magaaladda muqdisho Maxamuud Axmed Nuur "Tarsan" ayaa maanta mar uu lahadlaye saxaafada waxa uu sheegay in loo baahan yahay qof walbo oo arko Al-shabaab in uu meeshiisa ku toogto oo aanan Maxkad lasoo saarin.

Read More »

Loolanka Kulmiye iyo Wadani ku dhex maraya awooda Golaha oo banaanka soo dhigay fursado mugdi ku jiray

0 Visits: 1288 | Saturday February 15, 2014 - 13:53:05
Xukuumadda iyo Kulmiye oo midoobay, Faysal Cali Waraabe oo dhoosha ka qoslaya iyo Wadani oo difaac galay

Read More »

Munaasabad lawada ooyay oo kadhacday Muqdisho (VIDEO)

0 Visits: 1400 | Friday February 14, 2014 - 21:43:27
JAWAARI OO QIIRO DARTEED OOYEY KA DIB HOBALADA WAABERI U HEESEEN IYO HIBA NUURA OO

Read More »