Featured

RW, Saacid oo been Abuukri ugu weynaa lagu Sameyay iyo isagoo si kulul uga jawaabay

0 Visits: 1728 | Sunday January 19, 2014 - 15:30:59
R/wasaarihii hore ee DFS mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, ayaa ka hadlay war been ah oo uu ka qoray mid kamid ah Wabseedyada Soomaaliyeed.

Read More »

Madaxweynaha oo waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Japan ugana mahadceliyey taageeradooda. (Sawiro)

0 Visits: 1384 | Sunday January 19, 2014 - 15:24:36
Muqdisho 19 Janaayo 2014 – Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Japan Mr Tatsushi Terada.

Read More »

Xuska Dhalashada Nabiga NNKH oo lagu qabtay Gobolka St.Galen ee Wadanka Switzerland (Daawo)

0 Visits: 2569 | Saturday January 18, 2014 - 21:37:52
Munaasabad siweyn loo soo abaabulay eena kasoo qeybgaleen Muslimiinta gaar ahaan Soomalida kunool gobalka St galen ee wadanka Svitserland ayaa ayaa lagu qabtay isla gobolkaasi.

Read More »

Dalka Ingiriiska oo Baasabooradiisa ku xaraashaya Suuqyada Caalamka (Warbixin Yaab Leh)

0 Visits: 2893 | Saturday January 18, 2014 - 12:27:37
Dowladda Ingariiska ayaa waxay soo bandhigtay Qanuun cusub oo aan isagoo kale horay Taariikhda Dalkaas loogu baran, kaas oo dhigaya in Dadka Shisheeye ee Hantida badan heysta, gaar ahaanna Carabta loo ogolaado inay iibsadaan Baasaboorka iyo Dhalashada Ingariiska.

Read More »

Tarsan ma Mudnaa Talaabadaan ?

0 Visits: 2132 | Friday January 17, 2014 - 15:08:24
Golaha Wasiirada cusub ee uu soo magacaabay Ra'iisal Wasaare C/Weli Sheekh Axmed ayaa markii ugu horeysay inta aanu ansixin Golaha Baarlamaanka waxaa ka hor yimid mucaaradii ugu horeysay, kaddib markii uu iska casilay Wasiir K/Xigeenka Dhallinyarada iyo Isboortiga.

Read More »

Shirki Turkiga oo Farxad hareeysay (Daawo Sawiro Farxad Muujinayo)

0 Visits: 2886 | Friday January 17, 2014 - 04:50:20
aWafdigi ka kala socday Dowlada Soomaaliya iyo maamulka Somaliland ayaa waxa si rasmi ah shir uga fumray wadanka turkiga iyadoo durba laguda galay malinta kowaad ee shirkaasi iyadoo muuqaaladi ugu horeeyay ee laga helay shirkaasi ee muujinayaan deganaan iyo farxad labada dhinac ee muujinayaan

Read More »

Daawo Sawirada Qaabka ee udhacday Magacaabista Golaha Wasiirrada Cusub (VIDEO)+ Sawiro)

0 Visits: 2885 | Friday January 17, 2014 - 04:42:00
Daawo Sawirada qaabka ee udhacday Munaasabadi caawa saqdi dhexe kadhacay aqalka madaxtooyada taasi oo lagu magacaabay Golaha Xukuumada Cusub ee Soomaaliya

Read More »

Liiska Wasiirudowlayaasha iyo Wasiir ku xigeennada Cusub ee uu Ra'isulwasaaraha magacaabay… AKHRISO

0 Visits: 1768 | Friday January 17, 2014 - 04:09:16
Halkaan Hoose ka Akhri magacyada Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro Kuxigeenada uu caawa kudhawaaqay Ra'isul Wasaare Dr Cabdiwili Sheekh Axmed

Read More »

Xarunta Sh: Shayaanlow Sh: Max'ed Nuur Aluqmaani ee Nairobi oo lagu Qabtay Mowliidka Nabiga NNKH (Daawo Sawiro)

0 Visits: 3474 | Thursday January 16, 2014 - 21:12:58
Waxa maanta lagu qabtay Xaflada Mowliidka Nabiga NNKH xarunta Sheekh Shayaanlow Sheekh Maxamed nuur Aluqmaani ee magaalada Nairobi halkaasi oo ee kasoo qeybgaleen Asharaafta, Imaamyada Masjidyada, Mudarasiin, Qaadiyaasha Dikriga iyo Axbaab kale oo aad ufara badan.

Read More »

Xafladi kudhawaaqista xukuumada Cusub oo wili hakad kujirto iyo Warar kale oo dheeri ah

0 Visits: 1216 | Thursday January 16, 2014 - 20:58:22
War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray madaxtooyada Soomaaliya ayaa xaqiijinaya in wili hakad kujirto kudhawaaqista Xukuumada Cusub xili goor sii horeesay lafilayay in lagu dhawaaqi doono golaha Wasiirada Cusub.

Read More »

(DAAWO VIDEO) Dabaal Degga Mowliidka Nabiga (NNKH) oo Caalamka siweyn uhareeyay

0 Visits: 3967 | Wednesday January 15, 2014 - 21:43:09
Allaahu Akbar , Maasha'alaah Waxa mar qura is qabsaday damaashada maalinta uu dhashay Suubanaheeni Maxamed (NNKH) iyadoo aduunka oo idil mar qura gil gishay ayaa waxa halka hoose idinku soo gudbin doonaa muuqaalo dhowr ah oo laga soo kala qaaday melo kala duwan oo intaba si siman loogu xusay dhalashada…

Read More »

Masjidu Saxaaba "12th street" oo lagu qabtay Xaflada Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro"

0 Visits: 2718 | Tuesday January 14, 2014 - 21:14:35
Maaliniti shalay oo Isniin aheed kubeegneed 12-ka bisha Mowliid oo ah maalinti uu ifka yimid Nabi Maxamed (NNKH) ayaa waxa xaflad weyn lagu qabtay Masjidu Saxaaba (12th Street) ee magaalada Nairobi.

Read More »

"Qeybti 2.aad", Banaanbixi Mowliidka ee Nairobi (Daawo Sawiro aad cajiib u ah )

0 Visits: 3520 | Tuesday January 14, 2014 - 20:43:52
Aqristayaasheena Qiimaha lahow markale kusoo dhawaada qeyb kale oo kamid ah banaanbixi Muslimiinta reer Kenya isugu soo baxeen dabaal dega xuska Xabiibkeeni Maxamed NNKH,

Read More »

"War Farxad Leh oo mudo la sugayay", Ciidamadi ugu horeeyay oo la qalabeeyay (Sawiro)

0 Visits: 1758 | Tuesday January 14, 2014 - 16:49:57
Dowladda Soomaaliya ayaa markii u horeysay qalabeysay ciidamo lagu tababaray dalka gudihiisa, kuwaasoo ka qeyb qaadanaya howl galada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda gobolada dalka.

Read More »

‏Muslimiinta magaalada Göteborg Sweden oo Cadaan iyo Madow aan ukala harin xuska dhalashada Nabi Maxamed (NNKH) "Daawo Sawiro"

0 Visits: 3286 | Tuesday January 14, 2014 - 14:28:59
Waxaa Magaalada Göteborg ee wadanka Sweden lagu qabtay Maalinimadii Sabtida taariikhduna ku beegnayad 11-01-2014-Taariikhda Hijriguna ahayd 1435-Rabiicul-awal-10 Munaasabad lagu weynaynaayay dhalashada Nabigeenii suubanaa CSW.

Read More »

Munaasabadi ugu horeesay oo lagu Xusay bisha uu dhashay Nabi Muxamed (NNKH) oo lagu qabtay Maxfalka Deg.Shibis (Daawo Sawiro)

0 Visits: 4164 | Tuesday January 14, 2014 - 14:20:06
Munaasabad lagu weyneenayay Xuska Dhalashada Rasuulkeeni Muxamed (CSW) ayaa maanta lagu qabtay maxfalka oo ku yaala degmadda shibis ee gobolka banaadir iyadoo maantana ee kubeegneed maanta 12 rabiical awal ee bisha Mowliid oo ah bisha uu dhashay suubanaha (NNKH).

Read More »

Gobolka Galgaduud oo siweyn loogu xusay Dhalashada Nabiga (NNKH) "Daawo Sawiro"

0 Visits: 2371 | Tuesday January 14, 2014 - 14:09:09
Munaasabad lagu maamuusayay dhalashadii Nabigeenna Muxamed NNKH ayaa xalay lagu qabtay deegaanka Xananburo oo ka tirsan degmada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.

Read More »

Soomaalida Kunool Wadanka Switzerland oo siweyn udhigay Mowliidka Nabiga (NNKH), "Daawo Sawiro".

1 Visits: 4634 | Monday January 13, 2014 - 18:42:46
Munaasabad balaaran oo loogu dabaal degayay Dhalashada Nabigeeni Maxamed NNKH ayaa lagu Qabtay magaalada Zurich ee wadanka Switzerland.

Read More »

Ciidamada Xooga Dalka oo Xuska Nabiga (NNKH) kuqabtay Madaxtooyada (Sawiro)

0 Visits: 2255 | Monday January 13, 2014 - 17:20:29
Munaasabada xuska Nabageenna Muxamad NNKH ayaa saaka lagu qabtay xarunta madaxtooyada Qaranka ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Guddooomiyaha Wakiillada Puntland oo xilka la wareegay (SAWIRRO)

0 Visits: 1421 | Monday January 13, 2014 - 17:00:00
Xarunta Baarlmaanka Puntland oo ku taalla magaalada Garoowe, waxaa maanta ka dhacday munaasabad ay kula kala wareegayeen xilalka guddoomiyaha cusub ee baarlmaanka Puntland, Siciid Xasan Shire iyo guddoomiyihii hore, C/rashiid Maxamed Xirsi.

Read More »

Banaanbixi Ugu weynaa oo loogu dabaal Degayo Dhalashada Nabiga (NNKH) oo kadhacday Nairobi (Dawo Sawiro) "Q.1aad"

1 Visits: 4735 | Sunday January 12, 2014 - 23:31:51
Aalaaba xilligaan oo kale daafaha caalamka waxaa ka dhaca dabaal degyo waaweyn oo lagu soo dhaweynayo waqtiga uu dhalashay Xabiibkeena Suuban CSW oo ku beegan xilligaan .

Read More »

Alshabaab oo si rasmi ah ugabaxday Deegaanka Raageceele ee Gobolka Sh/Dhexe (Warbixin).

0 Visits: 1506 | Sunday January 12, 2014 - 13:18:01
War hada naga soo gaaray gudaha deegaanka Raage Ceele ayaa sheegaya in halkaasi isaga baxeen gabi ahaan ciidamadi Alshabaab ee fariisinka kulahaa deegaankaasi.

Read More »