Featured

Ganacsade Sh: Maxamud Sabriye oo iskiis isu xil qaamay howl Dowladda laheyd iney kaqabato Jowhar: VIDEO

0 Visits: 2361 | Thursday December 05, 2013 - 20:57:48
Tan iyo markii ay Fatahaada Webiga Shabeelle uu ku dhuftay degmada Jowhar iyo deegaanada hoostaga ayaa waxaa ay sababeen in gebi ahaanba ay xeranto wado halbowle u ah isku xerka magaalada Jowhar iyo Muqdisho oo daadadkii webiga ay gooyeen wadada Koongo ee u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad.

Read More »

(Daawo Video) Malawi oo doomo dheereyo ugadatay Soomaaliya

0 Visits: 1530 | Sunday December 01, 2013 - 12:43:07
Malawi oo doomo iyo maraakiib iibsanaysa si ay oga hortagto Soomaalida mise isaga dhiciso Tanzania

Read More »

Madaxweynaha oo marxuum ku geeriyooday Hargeysa ugu magacdaray wasaradda arrimaha dibadda (Sawiro)

0 Visits: 2072 | Sunday December 01, 2013 - 10:25:19
–Kulan baroor-diiq ah oo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Gudooomiyaha Baarlmanaka Soomaaliya Mudane Maxamed Cusmaan Jawaari, Wasiirka Arrimha Gudaha iyo Amniga Qaran C/Kariim Xuseen Guuleed, Xildhibaano, Diplomacy-yiin iyo masuuliyiin…

Read More »

Kulan lagu taageerayey Musharaxa cusub ee Gudoomiyaha Gobolka Banadir ee Besha Celi Cumar (Sawiro)

0 Visits: 3862 | Tuesday November 05, 2013 - 20:41:05
Waxaa maantay ka dhacay Hotel Global ee Magalada Mogadishu kulan lagu taageerayey Musharaxa Cusub ee Mamulka Gobolka Banadir Dr. Ahmed Mohammed (Ahmedwarsheik). Kulankaasi waxaa kasoo qeybgalay dhamaan bulshada qeeybaheeda kala duwan. Sida Odayaasha, Culuma,udiinka, Aqoonyahanda, Haweenka iyo dhalinyarada…

Read More »

Daawo Sawirada Banaanbaxa Bilowga Siyaaraadka Masha'iqda.

0 Visits: 4625 | Monday October 21, 2013 - 14:49:08
Waxa magaalada Muqdisho gaar ahaan Mowlaci Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman ee Degmada Kaaraan lagu qabtay banaanbixi Siyaaradka Mashaa'iqda gaar ahaan Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman Ow Cumar.

Read More »

Muwaadin Soomaaliyeed oo Qudbad Cabasho, Duco iyo talo kahor jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh

0 Visits: 4256 | Wednesday October 02, 2013 - 07:17:26
Muwaadin Soomaali ah ayaa qudbad xamaasadeesan kula kor kufay madaxweyne Xasan Sheekh Hortiisa

Read More »

Video: Kooxda LLPP Jenyo oo tababar ku qaadaneyso Garoonka Konis stadium

0 Visits: 3928 | Tuesday October 01, 2013 - 06:11:19
Kooxda LLPP Jeenyo ayaa kujirta diyaar garowgi udambeeyay ee horyaalka heerka kowaad ee dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale dhalinta kooxdaani heleeso taageerada iyo niyad dhiska ciyaartoydi hore ee kooxdaas soo martay.

Read More »

Make-upka iyo Midabkeena "Is Qurxinta Dumarka"

0 Visits: 13059 | Tuesday October 01, 2013 - 06:08:22
Gabdhaha soomaliyeed oo u dhashay qurux iyo midab dabiici ah, ahna kuwa ugu quruxda badan marka lagu qiimeeyo haweenka kale ee geeska Africa iyo aduunkaba, ayaa aad u jecel inay muujiyaan oo soo ban dhigaan sifaha quruxdooda qarsoon iyaagoo isticmaala indho kuul, huruud, qasil, xine ama waxyaalaha casriga…

Read More »

Cunugu waxa uu xasuustaa heesii uu ku dhegaystay uurka hooyadii

0 Visits: 2940 | Tuesday September 24, 2013 - 07:54:46
Ilmaha yar ka hor inta uusan dhalan waxaa la sheegay inuu awood u leeyahay in maqlo heesaha iyo hadalka debadaa ka socda. waxa uuna noqonayaa marka uu dhasho mid xasuusan kara heesahii ay hooyadii dhegaysan jirtay markii uu uurka ku jiray.

Read More »

Maamo Taariikh kudhigtay madaxweyne Xasan Sheekh

0 Visits: 4293 | Monday September 23, 2013 - 10:41:36
Maamo Soomaaliyeed oo kamid ah jaalyada Soomaalida kunool dalka talyaaniga ayaa qudbad xamaasad badan kajeedisay kulan jaaliyada la qaateen wafdigi uu horkacayay madaxweynaha Soomalaiya mudane Xasan sheekh maxamud.

Read More »

Beesha Mudullood oo Sweden kaga dhawaqday Urur (Sawiro)

0 Visits: 14388 | Sunday September 22, 2013 - 19:16:18
Axad, 22 September 2013—Shirweyne aad u ballaaran oo ay ka qeybgaleen dad aad u badan oo ka soo jeeda Beesha Mudullood ayaa shalay lagu qabtay Magaalada Örebro ee dalka Sweden, iyadoo gunaanadkii shirkana lagu sameeyay Urur ka shaqeyn doona horumarinta dalka iyo dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan deegaannada…

Read More »

Maxaa kataqaan Baydhabo Janaay ? (Sawiro katurjumaya Quruxda Baydhabo)

0 Visits: 13320 | Friday September 20, 2013 - 22:38:57
Daawo Sawirada Cajiibka ah ee magaalo madaxda gobolka Bay ee Baydhabo. Muuqaalada Quruxda badan ayaa waxa idin soo sawiray Wariye - Abdifitah Dahir Jeite

Read More »

Dawo Dhismooyinka quruxda badan ee xeebta Liido (Sawiro Qiiro kugalinaya)

0 Visits: 3296 | Friday September 20, 2013 - 22:26:57
Halkaan Hoose kadaawo dhismooyin qurux badan oo laga sameeyay hareeraha xeebta Liido Sawir Qaade:Cali Mahad Ibraahim Kadiye

Read More »

Golaha Wakiilada Somalland oo leesku Feeray Sawiro & Video

0 Visits: 2931 | Wednesday September 18, 2013 - 19:40:11
Laba xildhibaan oo ka wada tirsan golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii maanta feedh iyo laad isku daldalay golaha dhexdiisa markii hadalku ka taagtaagmay.

Read More »

Madaxweyne Xasan Sheikh:"Deeqdii loogu talagalay Soomaaliya waxaan usaarnay guddi"

0 Visits: 1423 | Tuesday September 17, 2013 - 10:18:57
Madaxweynaha Dowladda Fidraalka Soomaaliya ayaa markii lagu wareejiyay lacagihii ay ugu talagaleyn beesha caalamka dalka soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in uu gudi u saaray lacagaha deeqda ah ee loogu talagalay soomaaliya si ay u maareeyaan.

Read More »

Jaaliyada Beesha Celli Cumar oo kulan balaaran kuyeelatay Dalka Holand (Sawiro)

1 Visits: 6440 | Tuesday September 17, 2013 - 03:39:32
Kulan balaaran oo ay isugu yimideen jaaliyada Beesha Celli Cumar ee ku dhaqan wadanka Holland ayaa ka dhacay magaalada Hage ee wadanka holland.

Read More »

Kooxda Kubada Cagta Gaadiidka oo tababar bilowday (Sawiro)

0 Visits: 3530 | Monday September 16, 2013 - 20:08:07
Kooxdii sanadkii hore ka ciyaareeysay heerka labaad ee horyaalka dalkeena kuna ciyaareeysay magaca Muqdisho City,hadana loo bixiyay Gaadiika ayaa biloowday tababar ay isugu diyaarinaya ka qeyb qaadashada horyaalka heerka 1aad ee dalkeena.

Read More »

Somali Diiday Yabooha Shirka Brusels oo isu soo baxday (Sawiro)

0 Visits: 1828 | Monday September 16, 2013 - 15:20:18
Soomaali si weyn udiidan yabooha kasocda Shirka New Deal ee Brusels isla markaana lagu taageerayo dowlada ayaa waxey isasoo tubeen afaafka hore ee halka Shirka kasocda

Read More »

Dawo Sawiradi Ugudambeyay ee Shirka Brussels

0 Visits: 3389 | Monday September 16, 2013 - 14:19:23
Halkaan kadaawo sawirada Shirka New Deal in Brussels)

Read More »

Ciidamada naafada Xooga dalka oo sheeganayo dhibaatooyin nolol xumo

0 Visits: 1626 | Saturday September 14, 2013 - 15:55:02
Afahayeenka ciidamada Naafada xooga dalka Abdullhi Maxamed ducaale oo maanta la hadlay bahda saxaafada ayaa waxa uu ka warbixiyay si ay taahay nolosha iyo caafimaadka ciidamada xooga naafada kuwaa kusoo waxyooloobay dagaalkii 77-kii

Read More »

Midawga Yurub oo rajjo weyn ka qaba shirka ka dhacayo Rressales ee arimaha Soomaalia

0 Visits: 1712 | Saturday September 14, 2013 - 09:21:36
Shirkaan ayaa wasxaa kasoo qeyb-gili doonno hey'adaha deeq bixiyayaasha Caalamka iyo Dowladda Fidraalka Soomaaliya ayadooba lagu kala saxiixan doonno maalinta isniinta ah qorshe muddo saddex sano ah kaasi oo dib loogu dhisayo dalka Soomaaliya sid ay qortay wakaalada wararka ee Reuters .

Read More »

Sawiro Qiiro Leh, "Higsi Somaliya 2035"

0 Visits: 3299 | Friday September 13, 2013 - 10:37:24
Xaflad ay ka soo qeyb galeen Xildhibaanno iyo Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ciwaankeedu ahaa mustaqbalka iyo hiigsiga Soomaaliya marka la gaaaro sanadka 2035 ta ayaa xalay lagu qabtay magaalada Muqdsiho.

Read More »