Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Faadumo Axmed Sh Abuukar

18/10/2013 - 17:11:44
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Axmed Sh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo Sh Cismaan oo dhawaan gabar ugu dhalatay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh gabadhaas oo loo bixiyey Faadumo Axmed Sh: Abukar Sh: Muxamed waxaana laleeyahay Fadumo Soo bar baar oo noqo tii dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinkeedaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
Waxaa tahniyada diraya dhamaan maamulka, shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo qaar kamid ah aqristayaasha shabakada warsheekh.

Dadka diraya Tahniyada oo kala ah:

Hooyo Faadumo Maxamed Xuseen
Hooyo Maryan Xaaji Muxumud
Hooyo Fadumo Sh Cabdulle Suufi
Hooyo Madiino Xaaji Muxumud Ow Nuur
Hooyo Xaliimo Gurey
Khadiijo Sh Abuukar
Abti Aanis Cali Maxamuud
C/raxmaan Maxamed Cali
Sh Isxaaq Xaaji Muuse
Yuusuf Xaaji Shiikhaay
C/raxmaan Siid Maxamuud
Maxamuud Cigale
Maxamuud Sh Axmed Yare
C/qaadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste)
C/raxmaan Xaaji C.llaahi
C/raxmaan Sh Abuukar
Aweys Sh CumarĀ 
Maxamed Sh Abuukar
C/Caziiz Macalin Daa'uud
C/raxmaan C/llaahi Boote
Cumar Sh Axmed Yare(Dr. Caamir)
Cali Sh Axmed Yare
C/llaahi Sh Abuukar

Iyo qaar kale oo farabadan oo aan halkaan lagu soo koobi karin waxeyna dhammaantood leeyihiin Faadumo Soo bar baar oo noqo tii dadkeeda, Dalkeeda iyo Diinkeedaba Anfaca Aaamiin Aaamiin Aaamiin.
   
mobile desktop