Siyaaro

Kulan kulmiyay dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Waxa ay kusoo gunaanadeen Siyaaradi Shariif Calawi (Q.2aad Sawiro).

0 Visits: 3412 | Saturday November 12, 2016 - 23:26:48
Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Jimcaha iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Read More »

Kulan kulmiyay dhamaan Dariiqooyinka Ahlusuna Waljamaac ayaa Waxa ay kusoo gunaanadeen Siyaaradi Shariif Calawi (Q.1aad Sawiro).

0 Visits: 3749 | Saturday November 12, 2016 - 23:20:48
Siyaarada Shariif Calawi oo bilaabatay Maalinimadi isniinta ayaa waxa ay ku beegneed Banaanbaxa Siyaarada Galabnimadi Jimcaha iyadoo ay kasoo qeyb galeen Dhamaan Ahlu Dariiqa Meel Kasta oo ay joogtaan.

Read More »

Xulka Sawirada Banaanbixi Siyaarada Sheekh Cabdi Celli & Sh: Maxamed ee Warsheekh (Daawo Sawirada)

0 Visits: 4200 | Sunday October 23, 2016 - 14:36:16
Xili Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi Sheekh Cabdi Celi iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa waxa halkaan idinku soo gudbineenaa muuqaalo laga soo xulay kulan weynihi banaanbaxa siyaaradka Masha'iqda oo aad ka dheehan doontaan sidi aan…

Read More »

Daawo Xulka Sawirada Qidmooyinka Qur'aanka Kariimka ee Siyaaraadka Sh: Cabdi Celli & Sh: Maxamed ee Warsheekh 2016.

0 Visits: 2928 | Sunday October 23, 2016 - 13:44:16
Xili Xarunta degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gaba gabeeyay siyaaradi Sheekh Cabdi Celi iyo Sheekh Maxamed Sheekh Cabdiraxman ayaa waxa halkaan idinku soo gudbineenaa muuqaalo aad ka dheehan doontaan sidi aan kala sooca laheyn ee qeybaha kala gedisan ee umada Soomaaliyeed uga soo…

Read More »

Ogeysiis: Siyaaradi Sheekh Cabdi Celli & Sh: Muxamad ee Gothenburg Sweden..

0 Visits: 2541 | Monday October 10, 2016 - 22:38:44
Waxa dhamaan Muslimiinta kunool waqooyiga Qaarada Yurub gaar ahaan Wadanka Sweden loogu bishaareynayaa in laqaban doono Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxamad Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxumed oo ka bilaabatay degmada Warsheekh (Sawiro).

0 Visits: 3237 | Friday September 16, 2016 - 20:30:36
Xarunta Dariiqada iyo faafinta dacwada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxa si rasmi ah maanta uga bilowday Xuska Siyaaraadka mashaa'iqda iska dhaxashay cilmiga iyo dariiqada Sheekh Cabdiraxman Sheekh Cumar "Sheekh Cabdi Celli" iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Siyaaradii Qudubiinti Qaadiriya oo lagu soo qatimay Magaalada Muqdisho (Sawiro).

0 Visits: 4091 | Thursday May 12, 2016 - 01:31:13
Xarunta qudubka Dariiqada Qaadiriyah ee magaalada Muqdisho ayaa waxa lagu soo qatimay Siyaaradi Mashaa'iqdi iska soo dhaxashay hogaanka dariiqada qaadiriyah ee Soomaaliya, Sheekh Muxyidiin Sheekh Aweys, Sheekh Shaacir Sheekh Aweys iyo sheekh Sayid cali.Sh: Muxyidiin

Read More »

Xuski siyaarada Sheekh Cabdullaahi Qudubi oo si weyn leysugu soo baxay Magaalada Manchester (Sawiro).

0 Visits: 4977 | Tuesday May 03, 2016 - 00:16:31
Magaalada Manchester ee cariga boqortooyada Ingiriiska ayaa maalinimadi axada waxa lagu qabtay xuska siyaarada Sheekhi weynaa ee cilmiga iyo dariiqada Sheekh Cabdullaahi Qudubi iyadoo si weyna xuska sheekha ee uga soo qeybgaleen qeybaha kala gedisan ee bulshada Muslimiinta ee kunool magaaladaasi.

Read More »

Ahlusunada Holand oo isugu soo baxday Xuska Sh: Muxyadiin Celli (Sawiro)

0 Visits: 3970 | Wednesday March 23, 2016 - 02:54:03
Siyaarada Shiikh Muxudiin Shiikh Maxamuud (sh Muxudiin celi) Ayaa lagu dhigay wadanka Holand gaar ahaan magaalada OSS taariikhda markey eheed 9 Jamaadul Thaani 1437 Kuna beegneed 18 maarso 20116 Waxaa ka soo qeybgalay mashaa. Ikh kala duwan iyo asharaaf waxeyna kala yihiin sidaan

Read More »

Muslimiinta kunool Oslo Norway oo isugu soo baxay Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH)+Sawiro.

0 Visits: 2606 | Monday January 18, 2016 - 01:36:43
Culumaaudiin waawayn oo ka kala timidQaarada Yurub iyo dadwayne aad u farabadan ayaa ka soo qaybgalayMowliidka Nabiga SCW oo lagu qabtay Oslo shalay oo taariikhdu ahayd 09-01-2016.Mawliidka ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jamaacatul Ahlu Suluuk Walchishqi Norway.

Read More »

Golaha Guud ee Culimada Soomaaliyeed oo Xaflad Qatinka Bisha Mowliid ku Qabtay Xarunta Sheekh Cisman Xidig ee Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3820 | Thursday January 14, 2016 - 01:40:13
Xaflad lagu soo qatimayay munaasabadihi taxanaha ahaa ee lagu weyneenayay dhalashada xabiibkeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Read More »

Masjidka Albiri ee Degmada Kaaraan oo lagu qabtay Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusay Nabi Maxamed (NNKH). Sawiro

0 Visits: 3109 | Friday January 08, 2016 - 22:57:55
Munaasabad aad ubalaaran oo lagu xusayay xuska dhalashada Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay Masjidka Albiri ee degmada Kaaraan magaalada Muqdisho. Munaasabadaani oo aheed mid ee siweyn uga soo qeybgaleen Culumaa'udiin, Aqoonyahano, Ganacsato iyo sidoo kale dadweyne isaga kala yimid gudaha…

Read More »

Munaasbad ay kasoo qeybgaleen kumanaan isugu jiro madax culimo iyo shacab lagu xusayay Dhalashada Nabiga NNKH ayaa lagu qabtay Magalada Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2574 | Thursday December 24, 2015 - 17:30:24
Munaasabadan oo aheed tii ugu balarneed oo mar qura isugu yimaadiin howl ee ku wada kulmeen madax iyo shacab isla markaana lagu xusayay dhalashada nabigeena Muxamed NNKH ayaa maanta lagu qabtay magaal ada Muqdisho.

Read More »

Munaasabad lagu weyneenayo Xuska dhalashada Nabiga (NNKH) oo lagu qabtay Masjidka Sheekh C-raxman Seylici ee Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 2725 | Thursday December 24, 2015 - 00:54:12
Munaasabad balaaran oo lagu weyneenayo xuska dhalashada Xabiibulaahi Maxamed (NNKH) ayaa lagu qabtay masjidka Sheekha caanka ah ee Soomaaliyeed Sheekh C-raxman Seylici ee magaalada Muqdisho degmada Kaaraan.

Read More »

Muslimiinta kunool Uganda oo isugu soo baxay Maalinta uu dhashay Suubanaha (NNKH)

0 Visits: 2620 | Wednesday December 23, 2015 - 15:28:23
Allaahu Akbar, Farxada maalinta uu dhashay Nabigeeni Maxamed (NNKH) ayaa mar qura is qabsatay caalamka oo idil iyadoo sanadkaani ee si cajiib ah ee isugu soo baxeen muslimiinta dunida xili ee dhoola tuskaani uga jawaba celinayeen sida uu ugu weyn yahay quluubta inta xabiibka jecel oo dabaal degyo kusoo…

Read More »

Siyaaradi Sheekh Aweysu Taani oo lagu soo qatimay Xamar Jajab (Sawiro).

0 Visits: 2995 | Tuesday December 22, 2015 - 00:32:35
Siyaaradi qudubki afaraad re dariiqada Qaadariya ee Soomaaliya Sheekh Aweys Sheekh Muxyadiin Sheekh Aweys dheere ayaa lagu soo gunaanaday xarunta reer sheekh aweys ee magaalada Muqdisho.

Read More »

Shacbi kala jinsi ah ee ku wallaaloobay Diinta Islaamka oo isugu soo baxay Xuska Suubanaheeni Maxamed (NNKH) GöTEBORG-SWEDEN. (SAWIRO)

0 Visits: 2373 | Monday December 21, 2015 - 10:49:50
Xili daafaha caalamka si cajiib ah ee ukala dhacayaan dabaal degyo lagu weyneenayo maalinta uu dhashay suubanaheeni Maxamed (NNKH) ayaa waxa ixtifaal weyn lagu qabtay magaalada Göteborg ee caasimada labaad dalka Sweden.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Suufi oo isku arkeen madax iyo Shacab tira badan ayaa maanta lagu soo gunaanaday Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 3435 | Friday December 11, 2015 - 02:04:15
Waxa maanta magaalada Muqdisho lagu soo gaba gabeeyay siyaarada caalimki weynaa ee Soomaaliyeed Sheekh Cabdiraxman Sheekh Suufi (Qudbul Banaadir) iyadoo siyaarada sheekha oo had iyo jeer xiligaan oo kale lagu qabto xarunta Sheekha ee magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Read More »

Siyaaradi Caalimiinta oo lagu soo gaba gabeeyay degmada Warsheekh (Sawiro).

0 Visits: 3656 | Friday October 30, 2015 - 21:20:44
Waxa degmada Warsheekh ee gobolka Shabeelada dhexe lagu soo gunaanaday siyaaradi caalimiinta Soomaaliyeed ee Sheekh C-raxman Sheekh Cumar iyo Sheekh Muxumed Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Siyaaradi Sheekh Cabdiraxman Ow Cumar & Sh: Maxamed oo lagu soo qatimay Nairobi (Sawiro)

3 Visits: 2905 | Monday October 26, 2015 - 01:28:01
Maanta oo ah maalin axad ah waxaa magaalada Nairobi ee Dalka Kenya lagu soo qatimay Xuska Siyaaraadka Mashaa'ikhda Somaliyed ee Sh Cabdi celi Iyo Sh Muxamed Sh Cabdi Celi.

Read More »

Shan Sano Kadib, Qur'aan Aqriska Siyaarooyinki Caalimiinta, Sheekh Cabdi Ow Cumar iyo Sh: Muxumed Sh: C/raxman oo laga bilaabay Warsheekh (Sawiro+Video)

0 Visits: 3525 | Monday October 05, 2015 - 23:08:33
Degmada ku caan baxday cilmiga iyo xadaarada Islaamka ee Warsheekh ayaa waxa si habsami leh uga socda qur'aan aqriska siyaaraadka mashaa'ikhda cilmiga iska dhaxashay ee Sheekh C/raxman Sheekh Cumar, (Sheekh Cabdi Celli) iyo Sheekh Muxumed Sheekh C/raxman.

Read More »

Siyaaradi Caalimka cilmiga iyo Dariiqada Sheekh Abiikar Mixdaar ee Warsheekh (Sawiro)

0 Visits: 4440 | Tuesday August 04, 2015 - 17:22:13
Siyaaradi caalimki weynaa ee cilmiga iyo dariiqada Sheekh Abiikar Mixdaar ayaa lagu soo qatimay xarunta sheekha ee degmada Cilmiga iyo ilbaxnimada warsheekh gobolka Shabeelada dhexe.

Read More »