Tahniyad

HAMBALYO DHALASDHO OO FARXAD LEH‏

0 Visits: 4509 | Wednesday March 23, 2016 - 02:30:54
Dhamaaan ilmo maxamud faras o isku duban wexey tahniyad dhalasho kal iyo laab ah hawada u marinayaan (Aabe Abshir Faras) iyo (hooyo ifraax c/llaahi dhiblaawe) o wiiil ugu dhadhay somalia wiilkaaas o lo bixiyay maxamed amiiiin

Read More »

Tahniyad Dhalasho: Aabe cabdiraxman maxamud xasan (faras) iyo hooyo bishaaro cadde muxyaddiin

0 Visits: 4209 | Tuesday March 15, 2016 - 02:27:58
Ehelka iyo saaxiibada Hoos ku xusan waxay tahniyado dhalasho farxad leh hawada u marinayaan Aabe cabdiraxman maxamud xasan (faras) iyo marwadiisa hooyo bishaaro cadde muxyaddiin oo wiil ugu dhashay magaalada muqdisho taariikhdu markay ahayd 03-03-2016 waxaana loo bixiyay maxamed amiin c/raxman maxamud…

Read More »

Tahniyad Dhalasho: Aabe Cumar Sh: C/raxman (Cumar Hand) iyo Hooyo Xafsa Sh: Cali Xasan oo Wiil ugu dhashay Dalka Switzerland.

0 Visits: 4031 | Tuesday July 28, 2015 - 18:31:32
Dhamaan maamulka, Shaqaalaha iyo Asxaabta Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe Cumar Sheekh C/raxmn (Cumar Hand) iyo Hooyo Xafsa Sheekh Cali Xasan oo wiil ugu dhashay Wadanka Switzerland, wiilkaas oo loo bixiyay Cabdiraxman Cumar Sheekh C/raxman, C/raxman…

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Axmed Maxamud Sh Axmed Yare

0 Visits: 7009 | Monday April 06, 2015 - 22:28:56
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Maxamuud Sh Axmed Yare iyo Hooyo Mako Axmed Xuseen oo taariikhdu markey aheyd 18/03/2015 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Maxamuud Sh Axmed (Axmed Yare) waxaana laleeyahay Axmed…

Read More »

Tahniyad Meher Cabdiqadar Xuseen Coloow iyo Sacdiyo Cumar Cismaan oo meherkoodi kadhacay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 4779 | Monday September 29, 2014 - 21:46:05
Dhamaan Qaraabada iyo Asxaabta oo hoos kuxusan waxey tahniyad Farxad leh hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosada Cabdiqadar Xuseen Coloow iyo Sacdiyo Cumar Cismaan oo meherkoodi kadhacay Magaalada Muqdisho

Read More »

TAHNIYAD MEHER: Mudane Maxamed Cabdilahi Cumar Iyo Maymuun Yusuf Cilmi

0 Visits: 5834 | Friday September 12, 2014 - 00:18:16
gacal iyo sukeeyaba guurkiina lagu farax.

Read More »

HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO

0 Visits: 30966 | Tuesday August 12, 2014 - 00:21:53
waxaa hambalyo aan la soo koobi karayn halkan uga direnaa boqorka iyo boqorada xidiga iyo xidigta arooska iyo aroosada abdi fitax maxamuud muuse {maxaay} iyo daahiro axmed shikh muuse {dalnooriso} malinta tarikhda ehed 8/8/2014 meherkoodu oo ka dhacay dalkeni hooyo ee Somalia gaar ahaan Magaalada casimada…

Read More »

Tahniyad Dhalasho: Aabe Xasan Cumar Cisman (Juungal) & Hooyo Deeqo Shaalac oo Gabar ugu dhalatay Muqdisho + Sawir

0 Visits: 5874 | Wednesday May 07, 2014 - 15:00:01
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo Ehelka iyo Asxaabta hoos kuxusan, waxey tahniyad Dhalasho hawada umarinayaan Aabe Xasan Cumar Cismaan (Juungal) iyo Hooyo Deeqo Shaalac Cabdi oo gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho taariikhada markee aheed 2/5/2014 iyadoo loo bixiyay gabadha…

Read More »

Arooska Jamiila Garuun iyo Abdifitah Haji Tigle (Sawiro)

0 Visits: 15167 | Monday April 14, 2014 - 21:18:25
Hambalyo ayaa markale leenahay Arooska Walaasheen Jamiila Garuun iyo Abdifitah Haji Tigle,oo asaxaabta aysan u kala harin.

Read More »

Tahniyad Aroos, Mahad Faarax Muxudiin iyo Seynab Cumar Cismaan oo Meherkooda kadhacay Muqdisho (Daawo Sawiro)

2 Visits: 16430 | Sunday February 16, 2014 - 20:52:46
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyo Ehelka iyo Asxaabta hoos kuxusan, waxey tahniyad farxad Aroos hawada umarinayaan Arooska iyo Aroosada Mahad Faarax Muxudiin iyo Seynab Cumar Cismaan oo Meherkooda kadhacay Magaalada Muqdisho

Read More »

Tahniyad Aroos: C/nuur Cabdulle Kiish "Cirro" & Xuriyo Cali Diiq "Xilkas" oo ku aqal galay Xaafada Sii Muqdisho (Sawiro)

0 Visits: 8258 | Friday January 31, 2014 - 22:02:39
Waxa tahniyad farxad leh hawada loo marinayaa arooska iyo aroosada Cabdinuur Cabdulle Kiis iyo Marwadiisa Xuriyo Cali Diiq oo ku aqal galay magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafada Siisii ee degmada Kaaraan

Read More »

Hambalyo Aroos‏: Cabaas Axmed Wiif & Saciido Maxamed Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay Muqdisho

0 Visits: 7058 | Friday January 17, 2014 - 10:44:57
Waxaan halkan Hambalyo iyo Boggaadin uga direynaa Lammaanaha Boqor Cabaas Axmed Wiif iyo Boqorad Saciido Maxamed Maxamuud oo aqalgalkoodu ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaan leenahay guri barwaaqo iyo galadba alle haydinku guuleeyo, wiil iyo caano gabar iyo caano, Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu…

Read More »

Bahda Warsheekh oo Hambalyo dhalasho udireesa Wariye Xudeefi & Sucdi C/llaahi oo Wiil ugu dhashay Oslo Norway

0 Visits: 3980 | Monday December 30, 2013 - 11:38:12
Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey Hambalyo dhalasho oo farxad leh hawada umarinayaan Aabe C/raxman Maxamed Xasan (Xudeefi) iyo Hooyo Sucdi Cabdulaahi oo wiil ugu dhashay Magaalada Oslo ee Caasimada Norway, wiilkaas oo loo bixiyay Bilaal C/raxman Maxamed Xasan, Bilaal yaroo noqo…

Read More »

Tahniyad dhalashi farxad leh: C/raxman Sh Abukar Sh Axmed Yare

0 Visits: 4841 | Wednesday December 25, 2013 - 20:10:23
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Sh Abuukar Sh Axmed Yare iyo Hooyo Ayaan Cabdinaasir oo taariikhdu markey aheyd 22/12/2013 wiil ugu dhashay dalkeena Soomaali Caasimadiisa Muqdisho wiilkaas oo loo bixiyey C/raxman Sh Abuukar Sh Axmed Yare waxaana laleeyahay C/raxman…

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Ramla Xasan Gurey

0 Visits: 4135 | Monday December 23, 2013 - 20:34:19
Tahniyad Dhalasho Farxad leh : Ramla Xasan Gurey Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad Dhalasho farxad leh u dirayaan Aabe Xasan Maxamud Xuseen (Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho degmada Kaaraan .

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo loo diraayo ahmed Muxudiin Cigale Iyo Halimo mahamud

0 Visits: 4852 | Sunday December 08, 2013 - 17:41:04
Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo loo diraayo ahmed Muxudiin Cigale Iyo Halimo mahamud

Read More »

Tahniyad Aroos: Axmed Maxamed Celmi & Fadumo Xaaji Axmed oo ku aqal galay Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho.

0 Visits: 7038 | Sunday December 01, 2013 - 13:16:16
Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad farxad leh u dirayaan arooska iyo aroosada macalinka iyo macalimada lamaanaha isdoortay .

Read More »

Tahniyad Dhalasho: Caa'isha C/raxman Xaaji Axmadey

0 Visits: 6837 | Monday November 25, 2013 - 15:38:01
Waxa dhambaal tahniyad dhalasho ah hawada loo marinayaa Aabe C/raxman Xaaji Axmed Xaaji Maxamud Maxaadey iyo Hooyo Safiyo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed Sheekh Cabdi oo gabar ugu dhalatay degmada Boondheere ee magaalada Muqdisho taariikhda marka ay aheed 24-Nov-2013 waxana loo bixiyay Caa'isho yarey,…

Read More »

Xasan Shiikhay iyo Aniso Max'ed Cali oo ku aqal-galay Warshiikh

0 Visits: 4714 | Monday October 28, 2013 - 22:21:08
Waxaa halkaan hambalyo farxad leh hawada looga marinayaa Arooska iyo Aroosada kala ah Xassan C/Qaadir Xaaji Cade (Xasan Shiikhaay) iyo Aniso Maxamed Cali (Aniso Kurtun) oo dhawaan ku aqal galay Gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan degmada Warshiikh waxaana laleeyahay Xassan iyo Aniso noqdo kuwii isku…

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo nagu weyn.

0 Visits: 14025 | Friday October 25, 2013 - 23:31:51
Tahniyad Dhalasho Farxad leh oo nagu weyn.

Read More »

Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Faadumo Axmed Sh Abuukar

0 Visits: 7233 | Friday October 18, 2013 - 17:11:44
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxad leh hawada looga marinayaa Aabe Axmed Sh Abuukar iyo Hooyo Sacdiyo Sh Cismaan oo dhawaan gabar ugu dhalatay dalka Soomaali gobolka Shabeelaha Dhexe gaar ahaan Degmada Warshiikh gabadhaas oo loo bixiyey Faadumo Axmed Sh: Abukar Sh: Muxamed waxaana laleeyahay Fadumo…

Read More »