Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Ramla Xasan Gurey

0
Monday December 23, 2013 - 20:34:19 in Wararka by
  • Visits: 4152
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahniyad Dhalasho Farxad leh: Ramla Xasan Gurey

    Tahniyad Dhalasho Farxad leh : Ramla Xasan Gurey Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad Dhalasho farxad leh u dirayaan Aabe Xasan Maxamud Xuseen (Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo gabar ugu dhalatay magaalada Muqdis

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tahniyad Dhalasho Farxad leh : Ramla Xasan Gurey Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad Dhalasho farxad leh u dirayaan Aabe Xasan Maxamud Xuseen (Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho degmada Kaaraan .

Dhamaan Ehelada iyo asxaabta hoos ku xusan waxay tahniyad Dhalasho farxad leh u dirayaan Aabe Xasan Maxamud Xuseen (Xasan Gurey) iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho degmada Kaaraan .


*Waxaa tahniyad kal iyo laab ah wada diraya dadka kala ah :-*

1. Cabduqaadir Maxamed Xuseen (Kaabiiste) & Xaaskiisa Sahro Sheekh Cumar iyo Caruurtooda
2. Axmed Cabdulaahi Sheekh Maxamed Muumin
3. Xuseen Macalin Axmed iyo Xaaskiisa Madiino Muxumed Maxamud Cade
4. Maxamed Xaaji Axmad Xaaji Maxamud
5. C/raxman Sheekh Abuukar Sheekh Max’ed iyo Xaaskiisa Sahro Xaaji Axmed Xaaji Maxamud iyo Caruurtooda
6. Maxamed Sheekh Cumar Sheekh Max’ed iyo Xaaskiisa Seynab Sheekh Cisman iyo Caruurtooda
7. Maxamud Xaaji Axmed Xaaji Maxamud
8. Maxamed Sheekh Abuukar Sheekh Maxamed
9. Aweys Sheekh Cumar Sheekh Maxamed (Viera) iyo Xaaskiisa Sacdiyo Sheekh c/raxman

Dhammaan Asxaabtaan iyo waalidiinta kor kuxusan Waxey tahniyad kal iyo laab ah udirayaan Aabe Xasan Gurey iyo Hooyo Xabiibo Maxamed Xuseen oo gabar ugu dhalatay magaalada Muqdisho iyadoo gabadhaas loo bixiyay Ramla Xasan Gurey, Ramla noqo tii dalkeeda, dadkeeda iyo diinteeda anfacda.
Aamiin, Aamiin, Aamiin.

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip