Faah-faahinta Safarka Xasan Sheekh ee Addisababa

0 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 121
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faah-faahinta Safarka Xasan Sheekh ee Addisababa

    Safar uu madaxwenahay Soomaaliya ugu ambabaxay magaaada Adisababa oo guux kadhax dhaliyay shacabka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safar uu madaxwenahay Soomaaliya ugu ambabaxay magaaada Adisababa oo guux kadhax dhaliyay shacabka Soomaaliya.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in madaxweynuhu uu gudbin doona mawqifka cad ee Soomaaliya ay ka taagan tahay faro-gelinta ka dhanka ah madax banaanida iyo midnimadeeda dhuleed.

Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa hoosta ka xariiqay sida aysan shacabka iyo dowladda Soomaaliya aysan u aqbalayn xadgudub kasta oo wiiqaya qarannimadooda, ayaa lagu yiri qoraalka madaxtooyadu soo saartay.

"Arrinta Itoobiya waayahaan ku dhaqaaqaysay weli mowqifkeeda meesheeduu naga taagan tahay. Waana mowqif ay adag tahay si aan uga tanaasulno in aanay muuqan. Dalkeennu in lasoo galgalo waa riyo aan soconayn, horey waan u sheegnay. Farrintaas ayaan caalamka la wadaagaynaa,” ayuu yiri madaxweynuhu.

Dhanka kale waxa jiro dhaliilo ka imaanayo siyaasiyiin dhowr ah oo kamid ah siyaasiga Cabdiraxman Cabdishakuur oo safarka madaxweyna kutilmaamay iney hoos udhigeyso caradi ka dhalatay damaca itoobiya ee Badda Soomaaliya.

Dhanka kale Diblumaasiyiin sare oo ka socda dowladda Maraykanka iyo Midowga Afrika ayaa isku dayaya inay wada hadal siiyaan madaxweynaha Soomaaliya iyo raysal wasaaraha Itoobiya, si ay xal uga gaaraan xiisadda badda.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip