(Daawo) Taariikh Nololeedka Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin

0
Wednesday March 23, 2022 - 20:08:25 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1052
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Daawo) Taariikh Nololeedka Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin

    Sheekh Ciisa Diin Sheekh Shariif Shekh Muxyadiin Celi oo ka sheekeenayo taariikhda Caalimki weynaa ee Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Ciisa Diin Sheekh Shariif Shekh Muxyadiin Celi oo ka sheekeenayo taariikhda Caalimki weynaa ee Sheekh Shariif Sheekh Muxyadiin Celi.


 
Wareysi uu siiyay Idaacadda VOA ayuu ku sheegay in Shanta qof ee la dilay uu ku jiro askari Amisom ah iyo tababarayaal ka caawiya dawladda dhinaca tababarka iyo ka hortaga qaraxyada.

 
Gaashaanle Cabdifataax Aadan Xasan ayaa dhinaca kale shaaciyay in laamaha amaanka ee dowladda ay ku guuleysteen iney soo badbaadiyaan dad badan oo ajaanib iyo Soomaali ah, kuwaasoo kooxda weerraka qaaday ay qorsheneysa iney toogasho ku leyso, walow gurmadka ciidanka ay dibadda u soo saareen dadka go’doonsanaa.

Tirada kooxda weerarka soo qaaday ayuu ku sheegay iney ahaayeen laba dagaal yahan oo Shabaab ah, iyadoo dad badan ay su’aal galinayaan sida laba Shabaab ah ay keentay in mudo kabadan saacad ay la dagalamaan ciidamo 100 kabadan oo Ajaanib iyo Soomaaliba ah.

Si kastaba, Weerarkan oo sj aad ah looga hadal hayo baraha bulshada ayaa dhaliyey hadal heyn iyo shaki xoogan oo ku aadan sida loo soo abaabulay, maadaama lagu beegsaday xero si weyn amnigeed loo ilaaliyo.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip