Gudoonka cusub ee Golaha Degmada Warsheekh oo kulan laqaatay Bulshada rayidka (Sawiro)

0 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoonka cusub ee Golaha Degmada Warsheekh oo kulan laqaatay Bulshada rayidka (Sawiro)

    Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Magaalada Warshiikh Mudane

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Duqa Magaalada Warshiikh Mudane

Kulanka maanta ayaa waxaa looga hadlay sidii loo dardar galin lahaa wadashaqeynta Maamulka Degmada iyo Bulshada Waxaa ayna Bulshadii maanta kulanka ka qeybgashay balan qaadeen in ay garab istaagi doonaan lana shaqeyn doonaan Maamulka Cusub iyo Gudoonkiisa

"Gudoomiye Mataan oo Bulshada la hadlay ayaa sheegay in Maamulka uu hogaamiyo ku shaqeyn doono taladooda sidoo kale waxaa uu sheegay in uu wanaajindoono xiriirka wadashaeyneed ee Bulshada Warshiikh iyo Maamulka Degmada Warshiikh"



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip