Arrimaha Bulshada

Ogeysiis: Siyaaradi Sheekh Cabdi Celli & Sh: Muxamad ee Gothenburg Sweden.

0 Visits: 3124 | Monday October 10, 2016 - 21:42:12
Waxa dhamaan Muslimiinta kunool waqooyiga Qaarada Yurub gaar ahaan Wadanka Sweden loogu bishaareynayaa in laqaban doono Xuska Caarifiinta cilmiga & Dariiqada iska dhaxashay ee Sh: Cabdi Celli & Sh: Muxamad Sheekh Cabdiraxman.

Read More »

Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe.

0 Visits: 5063 | Tuesday January 19, 2016 - 00:26:19
Jamhuuriyada fedralka soomaaliya 05/01/2016 Ku: cida aay quseysa Ujeedo soo gudbin go aanka beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe. Shir aay si wadajir ah aay isagu yimaadeen beesha celi cumar ee gobalka sh/dhexe, falaqeyn kadib waxa aay isagu raacen in eey magacabaan gudiga dhaqanka iyo siyaasada oo…

Read More »

Maamulka Deg. Warsheekh Oo Dib Uhowlgeliyay Dugsiga Hoose, Dhexe Ee Hiraabe Calasow.

0 Visits: 4775 | Wednesday November 11, 2015 - 23:05:17
Munaasabadaan oo ay ka qeyb galeen Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Dhexe Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) iyo mas'uuliyiin ka tirsan maamulka Gobolka, isla markaana dib loogu hirgelinayay dugsiga hoose, dhexe Hiraabe Calasow, Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeelaha Dhexe, iyadoo sidoo kalena mas'uuliyintaan…

Read More »

Gudoomiyaha Axmed Shiidka oo kormeeray Isbitaalka degmada iyo Saldhigyada Amisom ee kuleeyihiin Deg-Warsheekh.

0 Visits: 3732 | Tuesday July 07, 2015 - 03:47:08
Wafdi uu horkacayo gudoomiyaha cusub ee degmada Warsheekh Mudane Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa waxey socdaal ukuur gelida ah xaalada degmada ee maanta ku mareen qeybo badan oo katirsan degmada Warsheekh.

Read More »

"Qurba joogta waxaa ugu faqiirsan reer Sweden"

0 Visits: 3691 | Monday December 22, 2014 - 17:11:19
Dhawaan waxaan booqasho ku tagay magaalada Muqdisho oo ay si xoog leh ugu qulqulayaan qurbo joog fara badan oo ka timid daafaha caalamka. Dadka ku nool Muqdisho ayaa u muuqda kuwo sawiro kala duwan iyo qiimeyn kala duwan ka qaatay nuucyada qurba joogta ku soo laabanaysa wadanka, iyadoo qaar ka mid ah…

Read More »

Kumanaan lamaane oo mar kaliya isku guursaday dalka Brasil

0 Visits: 3100 | Monday December 01, 2014 - 13:11:22
Xafladaan oo ay qabatay dawlada Brasil waxaa ujeedkeeda lagu sheegay in lagu caawinayay dadka aan iska bixin karin dhaqaalaha guurka ee haddana is doonaya ama qorshaynaya inay is guursadaan.

Read More »

Ma dooran inaan derbi jiif noqdo!!

0 Visits: 3580 | Monday November 03, 2014 - 16:24:45
Dagaaladdii wadanka Soomaaliya ka dhacay dhowr iyo labaatankii sano ee la soo dhaafay ayaa waxay dalka ku reebeen, raadad kala duwan. kuwaasi oo saameyntooda laga dheehan karo, marka aad dhexmarto magaalooyinka waaweyn ee dalka. waxaa wadanka Soomaaliya aad ugu soo kordhay tirada caruurta darbiyada…

Read More »

Koofurta Taiwan oo lagu qabtay tartan ay dadka ku soo qabanayaan kaneecada (Abaal marin la siinayo qofkii guuleysta)

0 Visits: 3063 | Sunday November 02, 2014 - 21:24:03
Tartankan soo qabashada kaneecada ayey ku dhawaaqday waaxda caafimaadka ee magaalada koishing ee koofurtaa Taiwan ayaa ujeedada laga leeyahay ay tahay in laga hortago cudurka kaduudiyaha ee ay keento kaneecada.

Read More »

Wax ka baro 10 magaalo ee dunida ugu faca weyn!!

1 Visits: 10137 | Sunday September 28, 2014 - 14:50:51
Wargeyska The Telegraph ee Ingiriiska kasoo baxa ayaa wax ka qoray magaalooyinka dunnida ugu faca weyn ee willi dhisan qaarkoodna loo dalxiis tago.

Read More »

Bariis (Rice) dalagga labaad ee ugu ballaaran caalamka iyo cuntada ugu muhiimsan dadka Asia (Warbixin)

0 Visits: 4756 | Friday September 19, 2014 - 17:11:13
Bariis waa dalaga labaad ee ugu balaaran farileyda wuxuuna dadka ku nool Qaarada ASIA u yahay cuntadooda koowaad waxuuna Bariisku u kala baxaa labo noon oo kala ah BARIISKA ASIA Oryza sativa (Asian rice) iyo BARIISKA AFRICA Oryza glaberrima (African rice).

Read More »

Xaflad Ay Kuqalinjabiyeen in Kabadan 50 Arday Oo Somali ayaa kadhacday Khortoum

0 Visits: 3517 | Monday August 18, 2014 - 23:27:59
Wadanka Sudan ayaa waxa uu kamid yahay Wadamada ugu badan oo ay ardayda soomaliyeed wax kabartaan Kuwaa oo iyagu Dhigta Taqasusaadka kala duwan ee jaamacadaha wadankasuudaan ay bixiyaan.

Read More »

Maxkamada Sare Sweden oo dib udhigtay Sharci la xiriiray Soomaalida

0 Visits: 4174 | Saturday April 05, 2014 - 13:51:37
Sida aad la wada socoteen waxaa xiliga guga ee sanadkaan go'aan laga sugayay kiis ay maxkamada sare ee Socdaalka (Migrationsöverdomstolen ) baaritaan ku haysay kaasoo ku saabsanaa shuruuda in ay reerku horay u wada noolaayeen. Hadaba waxaa soo baxday in maxkamadu ay dib u dhigtay in ay arintaas…

Read More »

Daawo Sawirada Duugta Marxuum Tubeec

0 Visits: 6789 | Sunday March 16, 2014 - 12:58:59
Allaha u naxariistee fanaanka Maxamed Suleyman Tubeec oo aas Qaran loogu sameeyay magaalada Muqdisho kadib markii maanta laga soo dejiyay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde..

Read More »

Cudurka Istorooga Maxaa Keena Ama Sababa ?‏

0 Visits: 9576 | Saturday March 15, 2014 - 13:58:29
Cudurka Istorooga ( Stroke ) Istoroogu waa natiijada ka timaada waxyeello ku dhacday maskaxda, taasoo ka timi dhiigbax dhexdeeda ka dhacay ama dhiig la'aan daran oo ku dhacday qayb ka tirsan maskaxda, halkaana waxaa si gaaban ama si jooogto ah u joogsatada shaqadii ay qaybtaasi qaban jirtay. Istoroogu…

Read More »

Waa Maxaay Jaceyl? "Fariin Dareen leh"

0 Visits: 9064 | Friday March 07, 2014 - 13:18:40
Su'aashaan oo aragtiyo kala duwan iyo fikrado ay ka bixiyeen rag ku xeel dheer dhanka Jaceylka ayaa waxa ay Shabakada Caalamiga ah warsheekh.com ay idiin soo uruurisay fikradihii iyo waliba aragtiyooyinkii ayadoona Shabakada ay idiin soo saaray farariin cajiib ah oo aad ku qanacdo waxa ayna u dhaceysaa:

Read More »

Geeraarkii, MA RABAAN ODHAN LAA‏

0 Visits: 6284 | Thursday March 06, 2014 - 08:33:39
Waxaan halkan ku soo gudbinayaa GEERAAR Magaciisa la yidhaahdo, MA RABAAN ODHAN LAA?! Geeraarkan oo aad dulucdiisa ka dhadhansan doonto ayaa ah mid aan kaga hadlayo Marxalada uu marayo magaca MADAXWEYNE, bogasho wacan:

Read More »

Suldaan Aweys ,oo Hambalyo iyo bogaadin udiray Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir isagoo dhanka kalena fariin udiray bulshada kunool gobolka.

0 Visits: 5738 | Saturday March 01, 2014 - 11:21:52
Suldaan Aweys Suldaan Maxamud, Suldaanka Beesha Celli Cumar ee fadhigiisu yahay Dalka Australia ayaa waxa uu shabakada warsheekh soo gaarsiiyay dhambaal isugu jiro Hambalyo, Dhiiro galin iyo Tala siin waxa uu usoo jeediyay gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Jeneraal:…

Read More »

Dhacdo Argagax leh oo ka dhacday Muqdisho

1 Visits: 5643 | Tuesday February 25, 2014 - 12:46:48
Degmada Yaaqshiid ee Gobalka Banaadir waxaa ka dhacday dhacdo xanuun badan, kadib markii xalay halkaasi lagu dilay hooyo iyo wiil ay dhashay.

Read More »

Jilaay Soomaaliyeed oo caan ah oo abaal-marin ku guuleystay, (waa kuma)

0 Visits: 4250 | Monday February 17, 2014 - 08:26:45
Jilaay-gaan Soomaaliyeed laguna magacaabo Barkhad cabdi ayaa waxa uu ku guuleystay abaal-marin tii ugu horreysay oo uu ku guuleysto qof Soomaali ah taa oo laga bixiyo dalka Britain.

Read More »

Dhacdo aan horay loo arag oo ka dhacday deegaan ka tirsan Putland

0 Visits: 5996 | Sunday February 16, 2014 - 14:44:46
Dhacdo la yaab leh ayaa ka dhacday deegaano ka tirsan Maamulka Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kadib markii ruux ku noolaa dhulka miyiga dhacdadaan ay dhowr mar qabsatay.

Read More »

Fin Doobka oo Xal Dabiici ah loo helay (Sawiro)

0 Visits: 19402 | Wednesday February 05, 2014 - 08:11:35
Arinta findoobka ( finanka wajiga ka soo baxa) dhilinyaro badan ayey dhibaato ku haysaa, wiil iyo gabar, sidaa darteed ayaan rabaa inaan ka hadlo mawduucan anoo ka soo akhriyey dhakhtaro ku takhasusay maqaarka, waxaanan idiin sheegi doonaa xalka ay sheegeen dhakhtaradu.

Read More »

Maxa kala socotaa xogaha qarsoon ee ururka Alshabaab (Faalo Wariye Aaamina )

0 Visits: 2842 | Thursday January 30, 2014 - 10:04:02
Biloowgii Islaamiyiinta ku xoogeysteen Soomaaliya waxaa fadwooday Culimada Islaamka badankood, gaar ahaan kuwa aaminsan fikirka ku saleysan dagaal Muslim iyo Gaal, waxaana la abaabulay dagaalo ka dhan ah hogaamiye kooxeedyada Soomaaliya oo lagu eedeeyay in ay gaala raacyo yihiin.

Read More »