Waa Maxaay Jaceyl? "Fariin Dareen leh"

0
Friday March 07, 2014 - 13:18:40 in Wararka by
  • Visits: 9077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa Maxaay Jaceyl? "Fariin Dareen leh"

    Su'aashaan oo aragtiyo kala duwan iyo fikrado ay ka bixiyeen rag ku xeel dheer dhanka Jaceylka ayaa waxa ay Shabakada Caalamiga ah warsheekh.com ay idiin soo uruurisay fikradihii iyo waliba aragtiyooyinkii ayadoona Shabakada ay idiin soo saaray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Su'aashaan oo aragtiyo kala duwan iyo fikrado ay ka bixiyeen rag ku xeel dheer dhanka Jaceylka ayaa waxa ay Shabakada Caalamiga ah warsheekh.com ay idiin soo uruurisay fikradihii iyo waliba aragtiyooyinkii ayadoona Shabakada ay idiin soo saaray farariin cajiib ah oo aad ku qanacdo waxa ayna u dhaceysaa:

Jecelka waa dareen.

Indhihiisa waa doog .

Maqalkiisu waa farxad.

Wajigiisu waa kulan.

Degankisu wa qalbiga .

Dhaqankisu waa diinta.

Astantiisu waa udug.

Awoodisa waa kalsooni.

Hamigiisa waa guur.

Natiijadisa waa ubad.

Hadaba dhamaan fikradihii aanu soo uruurinay ayaanu waxa aan kazoo saarnay fariintan caajiibkaa taa oo dhamaanteed ka turjumeyso waxa uu yahay jacelka iyo meesha ugu danbeeso ee labada qofood ay isjeclaaneyso ay doonayaan in ay isla gaaraan.

Sikastaba jaceylka ayaa waxa uu noqonayaa waxa ay dunidaan oo dhami ku dhisan tahay ayadoona ay lama huraan ay tahay in leys jeclaado hase yeeshee su’aasha isweydiinta mudan ayaa waxa ay tahay dhalinteena Soomaaliyeed ayaga side u adeegsadaan Jaceylka?

Fikradiinu waa muhiim

C.llahi dayax

Shabakada Caalamiga ah ee www.warsheekh.com

Xafiiska Muqdisho


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip