"War Farxad Leh" Baarlamaanka Carabta oo looga dooday Dhibaatada Heesata Somalida Kenya

0
Friday April 25, 2014 - 12:13:37 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "War Farxad Leh" Baarlamaanka Carabta oo looga dooday Dhibaatada Heesata Somalida Kenya

    Gudoomiye ku xigeenka gudiga Arimaha Dibada ee Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanada Jamaacada Carabta ugu jira Soomaaliya Prof.Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in shirka Baarlamaanada Carabta uu ka jeedyey khudbad inta badan dhal

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye ku xigeenka gudiga Arimaha Dibada ee Baarlamaanka Soomaaliya kana mid ah xubnaha Baarlamaanada Jamaacada Carabta ugu jira Soomaaliya Prof.Maxamed Cumar Dalxa ayaa sheegay in shirka Baarlamaanada Carabta uu ka jeedyey khudbad inta badan dhaliil u badneyd oo ku adaan doorka Jamaacada Carabta in ay ka gaabiyeen ka samata-bixinta Soomaaliya xaalada adag ay sanadaha badan ku jirto.

Dalxa ayaa xusay in madaama Soomaaliya ay kamid tahay waddamada Jamacada carabta uu weydayey sababta xog’hayaha Jamacada Carabta Nabiil al Carabi uu u imaan waayey Soomaaliya iyadoo xusay in ay jiraan Madax kala duwan oo calamka ah inay Muqdisho socdaalo ku yimaadeen.

Sidoo kale Maxamed Cumar Dalxa ayaa wareysi uu siiyey idaacada BBC-da laanteeda Afka Somaliga waxa uu sheegay in Baarlamaanka waddamada Jamaacada Carabta uu ka hor sheegay in dhibatooyin kala duwan dadka Soomaliyeed ay ku heysato waddamada dariska o ay kamid tahay Kenya.

Xildhibaan Dalxa ayaa waxa uu dhaliilay Dalalka qeybta ka ah Baarlamaanka Jaamacada Carabta inay kasii jeesteen dhibtooyinkaasi wax kala qabshadeeda Dawlada Soomaaliya waxa uuna xusay in Baarlamaanka khudbadisii kadib ay isku af garteen in wax lagala qabto dawlada Soomaaliya dhibatooyinka heysta ee dhinacyada badan isugu jira.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip