Saadaal Yaab leh oo laga Sameeyay Bilicda Magaaloyinka Somalida 2020 ( Daawo Sawiro)

12
Saturday December 12, 2009 - 13:21:28 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 42991
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Saadaal Yaab leh oo laga Sameeyay Bilicda Magaaloyinka Somalida 2020 ( Daawo Sawiro)

    Aqoonyahano udhashay Wadanka konfurta afrika ayaa waxa ay saadaal kasoo saareen Xaalada somaliya iyo horumarka ay gaari doonto 2020 oo iminka inaga xigta 10 Sano.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahano udhashay Wadanka konfurta afrika ayaa waxa ay saadaal kasoo saareen Xaalada somaliya iyo horumarka ay gaari doonto 2020 oo iminka inaga xigta 10 Sano.


Aqoonyahanadanai ayaa waxa ay shaxdaan cusub kasoo saareen jaamacd ku taalo magaalada xeebta ah ee Capetown ee dalka Konfurta Afrika ayagoo soo bandhiga qaar kamid ah muuqaalada magaalooyinka somaliya qaarkood iyadoo magaalooyinka ka maqan shaxdana aad ka tusaale qaadan karto in ay la wadaagaan horumarka loo saadaaliyay Gobolada somaliya oo idil.

Aqoonyahanadaani ayaa sidoo kale waxa ay daaha ka rogeen in aanan horumarkaan la gaari doonin inta ay wili kasii socdaan dagaalada ahliga ah gudaha wadanka somaliya kaasi oo garwadeen ay ka yihiin xarakada alshabaab ay salka hoose ka dhuugtay ururka argagixisada caalamiga ah ee Alqaacida iyadoo aqoonyahanadaha ay saadaaliyeen rabshadaha somaliya iyo kooxda alshabaab lagu soo af jari doono in ka yar laba sano gudahood.

Bal nala dheeho muuqaalda quruxda badan ee soo jiidan doono indhahaaga.

Muuqaalka Guud ee Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho 2020

Muuqaalka Magaalada Hargeysa ee 2020 ay noqon doonto

Muuqaalka Guud ee Magaalada Kismaayo Ee 2020


Muuqaalka Baydhabo janaay ee 2020 ay noqon doonto

Muuqaalka Garowe ee 2020 ay noqon doonto

Muuqaalka Magaalada Afgooye ee Mara Wabiga Shabele ee 2020

Muuqaalka Gobolka Galgaduud ee Sanadka 2020

Muuqaalka Dekeda Xeebta Warsheekh ee 2020

Muuqaalka Guud ee Magaalada Sheekh 2020

Kala soco macluumaad xiiso badan shabakada warsheekh.com

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip