Featured

Musharax Xildhibaan 'HOP106' Cabdisalaan Qoorey oo kahadlay Collaada Burdheere farina udiray Hirshabeele.

0 Visits: 4686 | Tuesday November 09, 2021 - 16:26:08
Musharax xildhibaanka Cabdisalaan Maxamed Cali (Qoorey) oo ah musharax utaagan Golaha shacabka Soomaaliya sumadiisuna tahay Hop 106 ayaa kahadlay dhibaatada ka jirta Degmada Cadale gaar ahaan tulada Burdheere oo ah deegaan kamid ah deegaanada oo musharaxa kumatali doono golaha shacabka ee Soomaaliya.

Read More »

Bill Gates oo iska casilay Microsoft iyo eedo faraxumayn ah oo lagu soo oogay

0 Visits: 2451 | Tuesday May 18, 2021 - 14:07:14
Microsoft ayaa biloowday baaritaanka eedo xidhiidh galmo ah oo 20 sano ka hor dhacay oo lagu eedeeyey Bill Gates oo ka mid ah aasaaseyaasha shirkaddaas wax yar uun ka hor intii aanu iska casilin xubinnimada gudida maamulka shirkaddaas sannadkii hore.

Read More »

Kenya oo ogolaatay cunida hilibka Dameeraha

0 Visits: 2556 | Saturday May 08, 2021 - 13:23:53
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa xayiraadii ka qaaday qalashada iyo iibinta hilibka dameeraha oo ay dowladda saartay bishii Febraayo ee sanadkii hore.

Read More »

Dadka reer Muqdisho oo ay heesato laba darran mid dooro!

0 Visits: 2264 | Thursday April 15, 2021 - 17:59:06
Kadib go'aanki lagu kala qeybsamay ee golaha baarlamaanka isla markaana uu meel mariyay madaxweynaha soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa waxa mar qura ladareemay gugac siyaadeed oo ee muujiyanayaan dhinacyada isaga soo hor jeeda siyaasada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed.

Read More »

Waa kuma Sheekh Maxamuud Sibriye?

0 Visits: 2870 | Thursday April 15, 2021 - 17:59:06
Maamulka iyo dhamaan shaqaalaha shabakada warsheekh waxey dhambaal tacsi ah halkaan uga dirayaan dhamaan ehelka, qaraabada iyo umada Soomaaliyeed in sammir iyo iimaan eebe kasiiyo geerida naxdinta laheed ee kutimid Sheekh Maxamuud SIbriye isla markaana waxa alle uga baryeeynaa inuu Alle ku casuumo janatul…

Read More »

IYADA OO AAN LAGU SIXRIN NAFTAADA HA SIXRIN ADIGU!! W.Q Khadar Ibrahim Aar

0 Visits: 2517 | Wednesday March 31, 2021 - 17:00:39
Sixirku waaa wax jira oo Ilahay Quraankiisa inoogu sheegay,waana shay aan la dafiri karin,waxaana adeegsada Dad Ilahay iyo Rasuulkiisaba caasiyey waana Danbi wayn oo Kabaa'ir ah.

Read More »

GULUFKA GALMUDUG!!!!!

0 Visits: 2964 | Saturday February 29, 2020 - 00:19:32
Waxaa in badan marag laga wada ahaa abqaalkii xumaa iyo waddadii gurracnayd ee loo maray hannaanka Galmudug in laga dhaxlayo Guluf iyo colaad.

Read More »

Qabyaaladiiste

0 Visits: 2866 | Saturday February 29, 2020 - 00:12:32
Beribaa niman gaade ah duulaan tageen waxa ayna ku heshiyeen inay gurguurtaan, nimankii kale ayaa faranduleeyay, halka nin sidii lagu balamay u gurguurtey oo qodaxda iyo qorigaba u badheedhay, mar dambe ayuu arkay inuu keligii gurguuranayo, markaasuu yidhi " Nimanyahow ama si haloo wada gurguurto…

Read More »

Aroos Xiiso Leh Oo Ugandha Loogu Qabtay Nin Soomaali Ah Iyo Gabadh Hima/Tutsi Ah, Madaxwaynihii Hore Xasan Sheekh Oo Ku Dooday In Dadkaasi Tutsigu Somali Yihiin

0 Visits: 9263 | Saturday August 19, 2017 - 01:15:38
Aroos Xiiso Leh Oo Ugandha Loogu Qabtay Nin Soomaali Ah Iyo Gabadh Hima/Tutsi Ah Oo Ugandha U Dhalatay Iyo Madaxwaynihii Hore Xasan Sheekh Oo Ku Dooday In Dadkaasi Tutsigu Somali Yihiin Khudbad Uu Xafladaasi Ka Jeediyay

Read More »

Gudoomiyahi Degmada Warsheekh oo markale lasoo magacaabay & Fariinti reer Warsheekh

0 Visits: 4753 | Saturday August 12, 2017 - 03:34:29
Gudoomiyihi hore ee degmada Warsheekh mudane Col. Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa markale dib loogu magacaabay gudoomiyaha degmada Warsheekh kadib wareegto caawa kasoo baxday xafiiska wasaarada arimaha gudaha ee dowlad goboleedka Hirshabeele.

Read More »

Daawo Taariikhda Quruxda badan ee Warsheekh (Video)

0 Visits: 7085 | Thursday August 10, 2017 - 13:12:57
Watch the beauty and history of Warshiikh. Daawo quruxda iyo taariikhda Warshiikh.

Read More »

Jaarka fiicani waxa uu ka qiimo badan yahay Inadeerka wanaagsan.W/Q: Khadar Ibrahim Aar.

0 Visits: 5139 | Wednesday August 09, 2017 - 14:33:50
Jaarku waa jiraanka iyo hadba cidda aad daris tihiin ,sida ay Diinteena suubani inoo sheegtayna Guriba guriga uu kaaga dhawyahay ayuu kaaga sii xaq mudan yahay.Qabiilkuna waa wax isu ahaanshaha iyo ehel nimada dadka aad nasabka wadaagtaan, haday tahay dhanka Aabaha iyo hadii ay tahay dhanka Hooyada.

Read More »

Kalyahayga mid ka mida ayaan iibiyay ,si aan Yurub ugu tahriibo!Qaybtii 4-aad.W/Q:Khadar Aar.

0 Visits: 5789 | Saturday April 22, 2017 - 01:31:35
Marka hore Ilahay ayaa mahad iska leh ; kaasi oo i garan siiyay ,awoodna ii siiyay, in aan qoraalkan idiin soo gudbiyo, idinkuna aad akhrisataan. waxa aan qaybtii hore ee sheekada idiinku soo gudbiyay, wiil dhalinyaro ah oo u dhashay dalka Afganistaan,kaasi oo jacaylka iyo rabitaanka uu u qabo dhoofka…

Read More »

Soomaalida Norway oo noqotay qowmiyada ugu faqrisan ee kunool dalka Norway isla markaana ugu lacag dirida badan (warbixin)

0 Visits: 4557 | Thursday April 20, 2017 - 01:26:20
Wargeyska Aftenposten ayaa maanta warbixin uu soo daabacay ku sheegay in soomaalida iyo afgaanistaantu ay yihiin dadka ugu dhaqaale yar Norway, marka loo fiiriyo qarashka soo galo calaa guri qoyskiiba. Balse soomaalida iyo Afgaanistaanta ayaa noqday labada qowmiyadood ee lacagta ugu badan ka dira Norway,…

Read More »

Dowladda Farmaajo Iyo Caqabadaha Barnaamijka Heshiisyada Iskaashiga Cusub.

0 Visits: 2815 | Thursday April 20, 2017 - 01:26:20
Dowladda Soomaaliya waxaa ay isku diyaarisay shirka London, madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada waxaa ay isku afgarteen in la qaato heshiisyada iskaashiga cusubama waxa beesha caalamka u taqaano "A New Partnership Agreement".

Read More »

Muuqaal kooban oo ka hadlayo Taariikhda fog ee degmada Warsheekh (Muuqaal)

0 Visits: 4285 | Sunday April 16, 2017 - 22:42:45
Degmada Warsheekh oo ku taala duleedka magaalada Muqdisho isla markaana 30Km dhinaca bari ka xigta caasimada dalka waa degmo leh taariikh fac weyn, iyadoo ay jiraan waxyaabo ay caan ku tahay sida dalxiiska kuna wanaagsan beeraha iyo kalluumeysiga.

Read More »

Libaaxii Gobalka Banaadir Oo Ku Soo Biirey Sacbooleyda Muqdisho.

0 Visits: 3155 | Sunday April 16, 2017 - 22:09:20
6-dii bishaan ayaa si kadis ah looga naxsadey in xilkii laga xayuubiyay, lama filaan ayay ku noqotey, isma laheyn waqtigaan ayaa afka ciida laguu dari doonaa, kalsooni buuxda ayuu isku qabey, dharaar cad ayuu Warbaahinta ka sheegay inaaney dhici doonin in xilka looga qaado saaxiibtinimadii kala dhaxeysay…

Read More »

Warar cusub oo kasoo kordhay Heshiiski Galmudug.

0 Visits: 3057 | Sunday April 16, 2017 - 22:09:20
Wafdi balaaran uu horkacayo madaxweynaha maamulka gobolada Dhexe Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhexe Saadaq Sheekh Yuusuf, iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamaulkaasi ayaa soo gaaray maanta magaalada…

Read More »

Digniin ku wajahan dadka kunool dalka Ingiriiska gaar ahaan Soomaalida (Warbixin)

0 Visits: 3255 | Saturday April 15, 2017 - 11:52:39
War qoraal ah oo kasoo baxay booliska dalka Ingiriiska isla markaana lagu qeybiyay baraha bulshada ayaa dadka kunool dalka Ingiriiska looga digay ineysan ku kadsoomin kooxo tuuga ah oo wareegaya wadooyinka waa weyn iyo kuwa yar yar ee dalkaasi Ingiriiska.

Read More »

Gabar Soomaaliyeed oo ubax gudoonsiiyay askariyad Sweden ah kadib qaraxi Sweden (Sawiro)

0 Visits: 6244 | Friday April 14, 2017 - 08:52:27
Tan iyo marki uu dhacay falki qaraxa ahaa ee magaalada caasimada ah Stokholm ee dalka Sweden ayaa waxa soo badanaya dareynka kala gedisan ee dadka kunool daafaha dunida ee ka bixiyeen.

Read More »

Taabid Cabdi Waa Shaqsigii Faafiyay Sirtii Fariin Qoraaleedka Xasan Sheekh Iyo Faarax Cabdiqaadir.

0 Visits: 6012 | Friday April 14, 2017 - 08:13:55
Ka hor inta aan loo magacabin Safiir kuxigeenka Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka waxaa uu buuq iyo khilaaf xun ka dhex dhaliyay Taabid Cabdi Maxamed Qoyska Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Read More »

Qisso cajiib ah : Beenta aad caruurtada bartaa dib ayay kuugu soo noqotaa adiga!W/Q.Khadar Aar.

0 Visits: 3486 | Thursday April 13, 2017 - 22:02:13
Hadii aad ilmahaaga u noqoto macalinka Beenta bara, maxaa u diidaaya in uu isna noqdo arday sifiican u qaata casharka beenta ah ee aad adigu bartay,walibana uu noqdo arday sida ugu fiican uga soo baxa beentii iyo khaladaadkii aad macalinka ugu ahayd,una arko in beentii aad bartay ay tahay mid dadka…

Read More »