Digniin ku wajahan dadka kunool dalka Ingiriiska gaar ahaan Soomaalida (Warbixin)

0
Saturday April 15, 2017 - 11:52:39 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3267
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Digniin ku wajahan dadka kunool dalka Ingiriiska gaar ahaan Soomaalida (Warbixin)

    War qoraal ah oo kasoo baxay booliska dalka Ingiriiska isla markaana lagu qeybiyay baraha bulshada ayaa dadka kunool dalka Ingiriiska looga digay ineysan ku kadsoomin kooxo tuuga ah oo wareegaya wadooyinka waa weyn iyo kuwa yar yar ee dalkaasi Ingiri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo kasoo baxay booliska dalka Ingiriiska isla markaana lagu qeybiyay baraha bulshada ayaa dadka kunool dalka Ingiriiska looga digay ineysan ku kadsoomin kooxo tuuga ah oo wareegaya wadooyinka waa weyn iyo kuwa yar yar ee dalkaasi Ingiriiska.

Kooxahaani ayaa isu muuq ikeeya koox ganacsato ah isla markaana iibineyso Barafuunada leesku carfiyo, waxeyna dadka ka codsadaan iney wax ka doortaan barafuunada carafta badan ee iibinayaan.

Kooxdaani tuugada qowleesatada ah ayaa waxey u adeegsadaan xirfadooda cusub ee dhaca ah warqado ee dadka uga dhigayaan iney ku buufiyeen barafuunka si aad u carfiso nuuca barafuunka uu yahay, hasa yeeshe waxa miir iyo ogaalba kugu danbeen doonto marka uriso warqadaasi maadaama warqaduhu yihiin kuwa lagu soo shubay daroogada nuuca dadka miirka ka qaado.

Booliska ayaa sidoo kale digniintaasi ku sheegay in qofka marka uu ka tago ogaalka ee ufududaaneeso iney uga adeegtaan sidi ee doonaan taasi oo mararka qaar ku ikaan karin dhac oo kaliya balse waxey mararka qaar gaarsiiyaan dhaawacyo halis ah qofki dhibanah ahaa.

Warbixintaan ayeey booliska sidoo kale kaga codsaddeen dadka ee soo gaarto fariintaan iney la wadaagaan bulshada inteeda kale .

In English.

From Metropolitan Police :
If anyone stops you and ask if you're interested in some perfume and gives you a paper to smell in the streets or local shops, please don't! unless its the big stores, It's a new scam, the paper is laced with drugs. You'll pass out so they can kidnap, rob or do worse things to you. Please forward to all friends and family. This was received from the Senior police officers in the metropolitan police service this morning. Take note and alert everyone you want to protect. This is not a joke please. Pass on to family members and friends.

This is happening all over the UK.

STAY SAFE!

Regards
Metropolitan Police Service .
Goodmorning



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip