Tacsi

Sayidka

0 Visits: 2810 | Tuesday January 12, 2016 - 00:28:05

Read More »

Tacsi: Marxuum Taajir Sheikh Ibraahim Yare .

0 Visits: 3554 | Saturday December 26, 2015 - 19:44:39
Tacsi tiiraanyo leh, Waxaa marka e taariikhdu ahayd 23/12/2015 magaalada Muqdisho lagu aasay marxuum Taajir Sheikh Ibraahim Yare oo ahaa nin aad looga yiqiinay Soomaaliya oo dhan.

Read More »

(Tacsi) GACAL IYO SOKEEYABA WEY KA NAXEEN GEERIDA GEESIGII REER GAABOOW.

0 Visits: 3660 | Tuesday November 10, 2015 - 01:37:24
Dhamaan maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh waxey tacsi tiiraanyo leh udirayaan ehelka iyo qaraabada uu ka baxay allaah unaxariistee marxuum Xaaji Abuukar Xasan Cali gaabow, Innaa lilaahi Wa inaa ileehi Raajicuun.

Read More »

Tacsi: Allaah Unaxariiste waxa magaalada Muqdisho ku geeriyootay Maanta Faadumo Sheekh C/qaadir Sheekh Cabdi Ow Cumar.

0 Visits: 3221 | Sunday July 26, 2015 - 23:35:21
Innaa lillaahi Wa inaa ileehi Raajicuun, dhamaan maamulka iyo shaqaalaha shabakada Warsheekh waxey dhambaal tacsi ah hawada umarinayaan ehelka iyo qaraabadi ee ka geeriyootay allaah unaxariiste marxuumad Faadumo Sheekh Cabduqaadir Sheekh Cabdi oo ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Read More »

Marxuumad Ayeeyo Kaltuumo Shuceyb Xuseen

0 Visits: 3586 | Tuesday July 07, 2015 - 15:46:37
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaan Tacsiiyo Tiiraanyo Wadato Hawada U Marineynaa Marxuumad Ayeeyo Kaltuumo Shuceyb Xuseen Oo Ku Geeriyootey Magaalada Muqdisho Taarikhda Markeey Aheed 05-07-2015 Oo Maalinimo axad Ah

Read More »

Ahlu Dariiqa oo maanta ukala harin Aaska Saaxibul Sijaadaha reer Sheekh Suufi, Marxuum Sheekh Abashaan.

0 Visits: 3705 | Saturday May 16, 2015 - 14:00:27
Allaah Unaxariiste waxa maanta magaalada Muqdisho lagu Aasay Sheekh Abashaan oo ahaa Saaxibul Sijaadihi reer Sheekh C/raxman (Suufi).

Read More »

Tacsi: Geeri xanuun badan oo kutimid Saaxibul Sijaadihi Reer Sheekh Suufi, Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileehi Raajicuun.

0 Visits: 5411 | Friday May 15, 2015 - 20:58:56
Waxa maanta Salaadi Qudbada Jimcaha kadib ku geeriyooday magaalada Muqdisho Allaah Unaxariistee Saaxibul Sijaadihi reer Sheekh C/raxman (Suufi, sheekh Abashaan Sheekh C/raman Sheekh Maxamed Sheekh Cusman Sheekh Suufi (Qudbul Banaadir).

Read More »

Tacsi, Marxuumad Aamino Rooble Cigale Ku Geeriyootey Mugdisho

0 Visits: 3200 | Wednesday April 15, 2015 - 23:39:15
Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun Waxaan Halkaan Tacsiiyo Uga Direynaa Dhamaan Reer Muxumad Jimcaale oo Hooyadood Marxuumad Aamino Rooble Cigale Ku Geeriyootey Caasimada Somaliya Ee Mugadisho Taarikhda Markeey Aheed 14-04-2015 Waxaane Eebe Uga Baryeynaa Inuu Janadii Fardowso Ka Waraabiyo Marxuumada…

Read More »

XAAJI CALI YUSUF IMANKEEY OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA ROCHESTER, MINNESOTA USA.

0 Visits: 4230 | Monday March 09, 2015 - 22:19:19
Inaa Lilaahi wa inaa ileehi Raajicuun, Allaax Unaxariiste waxa Magaalada Rochester ee gobolka Minnesota ee Mareykanka ku geeriyooday Xaaji Cali Yuusuf Iimaankey oo siweyn looga yaqiinay gudaha iyo dibada dalka Soomaaliya.

Read More »

Tacsi: Marxuum Xaaji Islow Ciisey oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

1 Visits: 4342 | Sunday February 15, 2015 - 19:23:06
Allaah Unaxariiste waxa habeenki xalay magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ku geeriyooday Marxuum Xaaji Islow Ciisey oo siweyn looga yaqiinay dalka Soomaaliya, Ilaahay waxaan u weydiinaynaa Marxuumka inuu dembigiisa Dhaafo Qabrigana illaahay u nuuriyo Kitaabkiisan Illaahay Midigta ka siiyo Ehelkii…

Read More »

Tacsi Dr. Xuseen Kaddare: Dhambaal Tacsi oo Ka Yimid Jaalliyada Mudulood ee dalka Norway‏

0 Visits: 4441 | Wednesday February 04, 2015 - 00:48:01
Jaalliyada Mudulood ee ku nool magaalada Trondheim ee dalka Norway waxay iyaga oo aad ugu tiiraanyeesan geerida ku timid marxuum Dr. Xuseen Shiikh Axmed "Kaddare" ay si wadajir ah tacsi ugu diraayaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed oo uu ka geeriyood halyeey Soomaaliyeed oo ku dhex lahaa Sharaf…

Read More »

Daawo Sawirada: Kooxda barafka Somalia oo dib ugu laabtay ciyaaraha aduunka si weyna loogu soo dhaweeeyay Ruushka

0 Visits: 7143 | Wednesday February 04, 2015 - 00:08:01
Kooxda ciyaarta barafka ee Somalia Bandy ayaa markale ku qayb galaya ciyaaraha Bandy 2015 ee lagu qabanayo wadanka Ruushka iyagoo hada ciyaaray dhowr kulan oo dhamaantood laga badiyay balse la kulmay taageero aad u balaaran oo ay ka heleen shacabka Ruushka. Ciyaartii ugu dambeysay oo ay la ciyaareen…

Read More »

SAXAFIYIINTA SOOMAALIYEED OO KA TACSIYEYSAY GEERIDA ALLAHA U NAXARIISTEE XASAN KUURIYA

0 Visits: 2956 | Wednesday February 04, 2015 - 00:01:01
Muqdisho 3 Febraayo, 2015 Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilaahi Raajicuun

Read More »

Geerida Halyeey Dr. Xuseen Kaddare: Dhambaal Tacsi oo Ka Yimid Jaalliyada Aarhus/DK

0 Visits: 4702 | Sunday February 01, 2015 - 21:49:52
Inaa Lillaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Read More »

Wasaarada Warfaafinta oo ka tacsiyeysey geeridii Kadare

0 Visits: 3166 | Sunday February 01, 2015 - 13:49:52
Mogadishu, 01 February 2015 – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo saakay ku geeriyooday Muqdisho.

Read More »

Ra'iisul Wasaare Cumar oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Dr.Xuseen Sheekh Axmed Kadare.

0 Visits: 3156 | Sunday February 01, 2015 - 12:49:52
Muqdisho, February 1, 2015…..Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyay gaaridii naxdinta lahayd ee ku timid allah ha u naxariistee marxuum Dr. Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho, wuxuna eebe uga rajeeyay in uu…

Read More »

Madaxweynaha oo dhambaal tacsi ah direy

0 Visits: 3048 | Sunday February 01, 2015 - 11:49:52
1 February, 2015, Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u direy qoyskii, ehaladii iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo ahaa halgamaa taariikhda Soomaaliya baal dahab ah ka galey.

Read More »

TACSI: Sheekh Cabdi Sheekhaal Oo Muqdisho Ku Geeriyooday

0 Visits: 5249 | Sunday January 18, 2015 - 21:03:14
Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileeyhi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Allaha Unaxariiste Sheekh Cabdi Nuur Sheekh Axmed ( Sheekh Cabdi Sheekhaal) oo duhurnimadii maanta ku geeriyooday magaalada Muqdisho iyadoo lagu wado in maalinta beri…

Read More »

Tacsi: Marxuum Xaaji Axmed Xasan (Owfuu)

0 Visits: 4059 | Sunday October 26, 2014 - 21:53:09
Dhamaan Ehelka iyo Asxaabta hoos kuxusan waxey tacsi tiiraanye leh u dirayaa dhamaan eheladii,qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay.

Read More »

Tacsi: Marxuum Shuceeyb Jimcaale Bare

0 Visits: 4003 | Friday October 24, 2014 - 23:52:41
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun , waxaan halkaan tacsiiyo tiiraanyo leh uga direynaa Ehelka marxuum Shuceeyb Jimcaale Bare oo ku geeriyoodey wadanka ingariiska gar ahaan london waxaane uga tacsiiyeyneeynaa dhamaan reer jimcaale bare Isniino jimcaale Bare & Coof jimcaale Bare & Caruurtiisa waxaane…

Read More »

Tacsi Tiiraanleh, Qoraa sare Cabdulqaadir Aromo Alle haw naxariisto.‏

0 Visits: 4365 | Wednesday July 16, 2014 - 19:52:02
Tacsi Tiiraanyo leh. Waxaanu halkan Tacsi uga direynaa, Ehliyadii iyo Qaraabadii uu ka tegay Marxuum, Cabdulqaadir Cusmaan(Aroma) AUN, Qoraagii weynaa oo ku geeriyoodey 16, July, 2014 waddanka Ingiriiska, magaalada London, waxaan leenahay ilaahay Naxariistii janno haka waraabiyo, Samir iyo Iimaana haka…

Read More »

Tacsi: Marxuumad Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sh: Cabdulle oo kugeeriyootay Magaalada Muqdisho

0 Visits: 3980 | Friday May 30, 2014 - 21:25:14
Inaa Lillaahi Wa Innaa Ileehi Raajicuun. Waxa dhambaal tacsi ah hawada loo marinayaa dhamaan ehelki iyo qaraabadi ee ka geeryootay Allaah Unaxariiste Marxuumad Hooyo Faadumo Macalin Axmed Sheekh Cabdulle oo maalinimadi maanta oo Jimco ah kugeeriyootay magaalada Muqdisho iyadoo lagu wado maalinta beri…

Read More »