Tacsi: Marxuum Taajir Sheikh Ibraahim Yare .

0
Saturday December 26, 2015 - 19:44:39 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 3569
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: Marxuum Taajir Sheikh Ibraahim Yare .

    Tacsi tiiraanyo leh, Waxaa marka e taariikhdu ahayd 23/12/2015 magaalada Muqdisho lagu aasay marxuum Taajir Sheikh Ibraahim Yare oo ahaa nin aad looga yiqiinay Soomaaliya oo dhan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi tiiraanyo leh, Waxaa marka e taariikhdu ahayd 23/12/2015 magaalada Muqdisho lagu aasay marxuum Taajir Sheikh Ibraahim Yare oo ahaa nin aad looga yiqiinay Soomaaliya oo dhan.

Waxaan dhamaan eheledii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday leenahay samir Allaah ha idinka siiyo, Janatul fardoowsana ha ugu bishaareeyo.
Tacsidaan waxaa diraayo: Maxamed Siid Cumar, Cali Maxamed Xeyle (Al Taani), Cabdulqaadir Maxamed Yalaxoow (Mooley)
Cabdulhi Muuse Jugweyn, Proffesor Cumar Sabriye Brother,
Muuse Qaasim Goley iyo Cabdulhi Maxamed Nuur Shuuci iyo Axmed Xasan Geedoow


Waxa tacsi tan lamid ah diraao dhamaan maamulka io shaqaalaha Shabakada Warsheekh oo isku duuban iyagoo alle uga baryay marxuumka inuu Janadi Fardowso eebe ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadi uu ka tagayna samir iyo iimaan.  Innaa lilaahi wa inaa Ileehi Raajicuun.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip