Sports

Koobabka Kubadda Cagta Africa iyo Asia oo final soo gaaray

0 Visits: 246 |
Tartannada kubadda cagta ee Qaaradaha Africa iyo Asiya ayaa xalay soo gaaray wareega ugu danbeysa ee finalka.

Read More »

Caawa iyo Horyaalada Yurub, Intermilan mala imaan doontaa Mucjiso.

0 Visits: 1498 | Tuesday March 08, 2022 - 10:24:44
Waxa caawa lagu wadaa iney dhacaan kulamo kamid ah horyaalada yurub lugta labaad taasi oo ah mid kala bax ah, waxana fooda isku dari doono kooxaha Liverpool Vs Intermilan. Bayer Munich Vs FC Salsburg.

Read More »

Xiddiga Sadio Mane , wiilka qoyska imaamyada kasoo jeedda ee taariikhda dhigay

0 Visits: 1625 | Monday February 07, 2022 - 19:30:32
Sadiyo Mane oo lambarka 10-aad u xirta xulka qaranka Senegal ayay u rumowday riyadiisii ahayd inuu guul taariikhi ah usoo hoyiyo waddankiisa, isagoo gacan ka siiyay inay markii ugu horreysay hantaan Koobka Qaramada Qaaradda Afrika muddo lixdan sano ah.

Read More »

Cabdiqani Saciid Carab oo la sheegay in xilka laga qaaday iyo diidmo oo kala hor yimid

0 Visits: 1672 | Monday January 31, 2022 - 21:26:46
– Shir aan caadi aheyn oo maanta ay isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta iyo golaha Congress-ka xiriirka kubadda cagta Soomaaliyeed ayaa lagu ansixiyey xilka qaadis lagu sameeyey guddoomiyaha xiriirka Cabdiqani Saciid Carab.

Read More »

Ciyaaraha Afrika : Halkan ka akhriso shaxda iyo isku aadka xulalka Qaramada Afrika

0 Visits: 1652 | Saturday January 08, 2022 - 19:03:25
Halkan waxaa ka eegi kartaa isku aadka kooxaha, jadwalka iyo waliba horrimada ay ku kala jiraan kooxaha.

Read More »

Manchester United oo ceyrisay tababare Ole Gunnar Solskjaer

0 Visits: 1520 | Sunday November 21, 2021 - 18:19:23
Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa shaqada tababarenimo ka ceyrisay Ole Gunnar Solskjaer kadib guul-darradii xooganeyd ee Sabtidii ku dhacday iyo hal guul oo kaliya toddobadii kulan ee ugu dambeeyey.

Read More »

Muuqaal Naxdin Leh: Daawo Dhaawacii Halista Ahaa Ee Soo Gaadhay Lionel Messi (Laacib.net)

0 Visits: 4185 | Sunday October 21, 2018 - 00:56:29
Xiddiga kooxda Barcelona ee Lionel Messi ayuu dhaawac halis ah ka soo gaadhay kulankii Sevilla ee horyaalka La Liga kana dhacay garoonka Camp Nou kana tirsanaa horyaalka La Liga.

Read More »

Wayne Rooney Oo Saadaaliyay Kooxda Qaadi Doonta Koobka Champions League Xilli Ciyaareedkan – Mana Ahan Real Madrid

0 Visits: 0 | Thursday August 23, 2018 - 15:18:50
Tartanka Champions League ayaa xilli ciyaareedkan noqon kara mid furan, xiddigii hore ee Manchester United Wayne Rooney ayaana garanaya kooxda uu ku taageeri doono inay hanato.

Read More »

Xiddigaha Waaweyn Ee Ay Real Madrid Iska Diiday Xagaagan Si Ay U Sugto Neymar JR

0 Visits: 4226 | Monday August 20, 2018 - 14:31:20
Wargeyska Marca ee kasoo baxa magaalada Madrid ayaa dibada soo dhigay xiddigaha ay Real Madrid dalban karto si ay badal ugaga dhigto mashiinkeedii goolasha ee Cristiano Ronaldo balse aysan dalban doonin si ay u sugto ilaa inta laga helayo Neymar JR oo ka tirsan kooxda Paris Saint-Germain.

Read More »

Khabiirka Ree France Ee Fred Hermel Oo Tilmaamay Sababta Dhabta Ah Ee Real Madrid Ku Qasabtay Inay Iskaga Hadho Saxeexa Xiddiga Kooxda Chelsea Ee Eden Hazard.

0 Visits: 0 | Saturday August 18, 2018 - 15:18:50
Khabiirka caanka ah ee ree France ee Fred Hermel ayaa tilmaamay sababta dhabta ah ee kooxda Real Madrid ku qasabtay inay iskaga hadho saxeexa garabka kooxda Chelsea ee Eden Hazard oo ay inbadan xiiso u muujisay gudaha xagaagan.

Read More »

Alexis Sánchez misses the start of Manchester United's American tour

0 Visits: 0 | Monday July 16, 2018 - 15:18:50
(Reuters) – Manchester United's Chile forward Alexis Sanchez has missed the start of the Premier League club's pre-season tour of the United States due to a visa problem.

Read More »

Cristiano Ronaldo oo ku biiray Juventus

0 Visits: 2038 | Tuesday July 10, 2018 - 14:31:20
Xidigii kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda Juventus ee dalka Talyaaniga kadib marki uu Talaadadi maanta saxiixay heshiis afar sano ah oo ku kacaya 100 millionoo euro.

Read More »

Kulankii Lawada Sugaayey Ee Ka Dhacaayey Camp Nou Oo Kusoo Idlaaday 0-0

0 Visits: 3341 | Thursday April 20, 2017 - 01:17:08
Kulankii Lawada Sugaayey Ee Ka Dhacaayey Camp Nou Oo Kusoo Idlaaday 0-0 Iyadoo Lugtii Hore Juventus Kusoo Itaal Roonaatay 3-0 Garoonkeeda Aggregate-kan Uu Noqday 0-3 Oo Juve Ugu Gudubtay Wareega Afar Dhamaadka Oo Ay Isugu Soo Hareen Kooxaha Kala Ah Atletico De Madrid , Real Madrid Juventus Iyo As Monaco…

Read More »

Kooxda Real Madrid Waxa Ay Caawa Xasuuq Ba'an U Geysatay Kooxda Bayern Munich Oo Lugti Hore Ay 1-2 Kusoo Suldaartay.

0 Visits: 3184 | Wednesday April 19, 2017 - 01:17:08
Ciyaar Adag Ayey Aheyd Ilaa Iyo 90 Oo Kusoo Dhamaatay Aggregate Siman Oo 1-2 Sida Lugti Hore Cml Ah Waxaana Red Card Laga Siiyey Bayern Vidal Red Card-kaas Oo Ahaa Mid Lagu Dag Dagay Iyadoo Casemira Uu Qaladaad Badan Galay Lana Cafiyey Dhoorjeer Halka Vidal Aan Loo Digin Asigoo Jaale Hore Qabo Sida…

Read More »

Kooxda Hogaamisa Horyaalka Ingiriiska Chelsea oo dhulka lagu jiiday

0 Visits: 3300 | Sunday April 16, 2017 - 22:49:09
Hogaamiyaasha horyaalka Ingiriiska Oo Caawa Dhulka Lagu Jiiday Iyo Mourinho Macalinka Lagu Magacaabo Oo Si Layaqaano Uga Aargutay Chelsea.

Read More »

Kooxda Acmilan oo dalqada u istaagtay guusha kooxda Inter

0 Visits: 3218 | Sunday April 16, 2017 - 22:49:09
Derpy Milan Oo Kusoo Idlaaday 2-2 Ciyaaryahaan Zabata Oo Inter Milan U Diiday Guul Muhiim Ah Oo Ay Dhigooda AC Milan Ka Gaaraan Wuxuuna Ka Bareejeeyey 97 Daqiiqo Ciyaar Sii Caga Cageyneysa .

Read More »

Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich

0 Visits: 3079 | Wednesday April 12, 2017 - 09:27:31
Kooxda Real Madrid Oo Ah Kooxda Heysata Koobkaan Hada Soconaya Biladiisa Ayaa Waxa Ay Caawa 1-2 Ku Suldaartay Kooxda Bayern Munich Oo Aheyd Kooxda Badanaa Laga Baqanaayey Sanadkaan Iyadoo 10-2 Aggregate Ah Kusoo Reebay Kooxda Gunners .

Read More »

Ciyaaryahaan Dybala Oo Lagu Naaneyso Messi-ga Cusub Ayaa Caawa Ka Dukaameystay Shabaqa Barcelona

0 Visits: 2782 | Tuesday April 11, 2017 - 09:27:31
Kooxda Juventus Ayaa Caawa Dhulka Kujiiday Kooxda Barcelona Oo Waayadaan Kujirto Qaabciyaareed Liita Waxaana Ay Ku Xaaqeen 3-0 Ayagoo Ilaashaday In Gurigooda Away Goal Looga Dhaliyo.

Read More »

Finaalka Koobka Cayaarha Maamul Goboleedyada Oo Galabta La Cayaari Doono

0 Visits: 3371 | Tuesday July 26, 2016 - 13:56:40
Garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir Galabta waxaa lagu soo gabeyn doonaa Ciyaarihii Dowlada Goboleedyada dalka ka jira oo maalmihii dambe halkaas ka socda.

Read More »

Shabeelaha Dhexe, Hiiraan Iyo Puntland Oo Kulan Adeg Ku Leh Garoonka Banaadir

0 Visits: 2879 | Saturday July 23, 2016 - 10:39:06
Ciyaar aad u xiiso badan oo u dhaxeysa Kooxaha ku kala ciyaara Magacyada Puntland iyo Hiiraan,shabeellaha Dhexe ayaa galabta ka dhacaysa Garoonka Banaadir Stadium ee degmada C/casiis ee Gobolka banaadir.

Read More »

Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Maamulka Goboleedyada Dalka Oo Maanta Ka Furmay Magaalada Muqdisho + Sawirro

0 Visits: 4606 | Friday July 15, 2016 - 23:51:12
Galabta Garoonka kubada ee Banaadir Stadium waxaa si toos ah uga furmay Tartanka kubada cagta Maamul Goboleedyada dalka, waxaana Tartanka sanadkan maalgelinaya maamulka gobolaka Banaadir.

Read More »

Falanqeynta Ku Lanka Adeg Ee Caawa Real Madrid Vs Atletico Madrid

0 Visits: 3203 | Saturday May 28, 2016 - 15:25:41
In kastoo Ronaldo taam yahay islamarkaana cabsi laga qabay dhawaciisa, waxaa maqnaan doona daafaca dhaxe ee Raphael Varane kasoo xitaa seegi doono dhacdada Euro 2016 ka dib dhaawac muruqa ah oo soo gaaray.

Read More »