Kooxda Hogaamisa Horyaalka Ingiriiska Chelsea oo dhulka lagu jiiday

0
Sunday April 16, 2017 - 22:49:09 in Sports by Xarunta Dhexe
  • Visits: 3311
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxda Hogaamisa Horyaalka Ingiriiska Chelsea oo dhulka lagu jiiday

    Hogaamiyaasha horyaalka Ingiriiska Oo Caawa Dhulka Lagu Jiiday Iyo Mourinho Macalinka Lagu Magacaabo Oo Si Layaqaano Uga Aargutay Chelsea.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hogaamiyaasha horyaalka Ingiriiska Oo Caawa Dhulka Lagu Jiiday Iyo Mourinho Macalinka Lagu Magacaabo Oo Si Layaqaano Uga Aargutay Chelsea.

Sida Maanta Dhan La Hadal Haayey Baraha Bulshada Hadal Heynta Dhinaca Guusha Waxee U Badneyd In Kooxda Chelsea Badineyso Balse Taas Badalkeed Waxaa Jawaab Kulul Bixiyey Macalin Special One Iyo Xertiisa Ciyaar La Jecleystay Soo Bandhigay Islamarkaana La Hoyday 3-da Ay Kula Hardameysay Kooxda Hogaamineysa Horyaalka Ee Chelsea.

Guuldaradaan Chelsea Kaga Timid Dhigeeda Man Utd Waxaa Ay Caqabad Ku Noqotay Hor Usocodkooda Ku Aadan Horyaalka Oo Ay Ku Hogaaminaya Lahaayeen 7 Points Hadii Ay Basin Lahaayeen Balse Hadda Ay Ku Haayaan 4 Points Oo Kaliya Waxaana Gaabiga Kusoo Kooxda Spurs Oo Ah Koox Kusocota Dar Dar Aad U Xoogan.

Horyaalka Hadda Waxaa Ka Dhiman 6 Kulan Waxaana Ay Chelsea Ku Heysaa 4 Dhincood Waxaa La Dhihi Karaa Horyaalka Waa Furanyahay Oo Meel Xasaasi Ah Ayuu Mar ayaa Inkastoo Spurs Kulamo Waaweyn U Dhimanyihiin Sida Man Utd Iyo Arsenal Balse Chelsea Aysan U Dhineyn Koox Weyn Oo La Tilmaami Karo Waxaana Ugu Room Kooxda Ay Isbuuca Socda U Baxeyso Ee Ah Everton Waana Kawarsugi Doonaa Siduu Noqdo EPL.
W-D. Cali Sheekh Axmed Yare
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip