Askar katirsan Militariga Israa'iil oo weerar gaadmo lagu dilay

0 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 112
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Askar katirsan Militariga Israa'iil oo weerar gaadmo lagu dilay

    Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa. Tiradaan ayaana noqoneysa tii ugu badneyd tan iyo markii howgallada dhulka ay bilowdeen.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milatariga Israa'iil ayaa sheegay in 21 ka mid ahaa ciidamadooda lagu dilay Qasa. Tiradaan ayaana noqoneysa tii ugu badneyd tan iyo markii howgallada dhulka ay bilowdeen.

Afhayeenka ciidamada milatariga Israa’iil Daniel Hagari, ayaa sheegay in ciidamadan lagu dilay laba gantaal iyo qaraxyo lala beegsaday dhismayaal ay ku sugnaayeen.

Wuxuu intaa ku daray afhayeenku in ay wadaan baaritaanno ku saabsan sida falkaan u dhacay iyo khasaaraha ka dhashay.

21-kaan askari ee laga dilay Israa’iil ayaa dhamaantood ka tirsanaa ciidamada kaydka .



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip