(Ogeysiis) Shabakada Warsheekh oo dhawaan yeelaneeso naqshad cusub!

0
Tuesday February 27, 2024 - 18:41:48 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Ogeysiis) Shabakada Warsheekh oo dhawaan yeelaneeso naqshad cusub!

    Waxa dhamaan la socodsiineenaa aqristayaasheena sharafta badan inaan dibu qaabeyn kusameenay Shabakada Warsheekh isla markaana goor dhow aan soo bandhigi doono naqshadeena cusub ee yeelan doonto webka Warsheekh iyo bogaga baraha bulshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa dhamaan la socodsiineenaa aqristayaasheena sharafta badan inaan dibu qaabeyn kusameenay Shabakada Warsheekh isla markaana goor dhow aan soo bandhigi doono naqshadeena cusub ee yeelan doonto webka Warsheekh iyo bogaga baraha bulshada

Naqshada cusub oo wax badan kaga duwan qaabka uu iminka yahay webka Warsheekh ayaa uga danleenahay inaan macaamiisheena usahalno adeega warfaafineed ee shabakada Warsheekh kaasi oo noqon doono mid aad loo casriyeeyay isla markana kasahlan qaabki aan iminka ku shaqeyno

Dhamaan aqristayaasheena sharafta leh waxa kacodsaneena in wixi tale iyo tusaale ah oo ku aadan naqshada cusub ee iney noosoo gudbiyaan iyagoo nagala soo xiriir karo emailka info@warsheekh.com ama dhanka commentska.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip