Ardayda Iskuulka Degmada Warsheekh oo maanta ufadhiistay Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad (Sawiro)

0
Saturday June 05, 2021 - 23:30:47 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1220
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ardayda Iskuulka Degmada Warsheekh oo maanta ufadhiistay Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad (Sawiro)

    Gudoomiyaha degmada Warsheekh mudane Xasan Xaaji Maxamed Darafey ayaa maanta daah furay Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad dugsiga dhexe ee Warshiikh.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha degmada Warsheekh mudane Xasan Xaaji Maxamed Darafey ayaa maanta daah furay Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad dugsiga dhexe ee Warshiikh.

Wasaaradda Waxbrashada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa Imtixaanka mideysan ee fasalka 8aad maanta si isku mid ah uga daah furtay dhammaan degmooyinka dowlad gobobleedka Hirshabeelle.

Ku dhawaad 40 arday ayaa u fariistay imtixaanka fasalka 8aad iskuulka Warshiikh, waxaana goobjoog ka ahaa wakiilo ka socday wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Hirshabelle, iyadoo marki ugu horeysay tan iyo dowladii dhexe degmada Warsheekh maanta lagu qaaday imtixaanka fasalka 8aad.
Gudoomiye Xasan Xaaji Darafey ayaa kula dardaarmay ardada inay dadaal badan muujiyaan isagoona u rajeyeeyay inay natiijo fiican ka keeni doonaan imtixaanka, degmada Warsheekh ay noqoto degmada ugu horeysa ee natiija fiican ka keenta imtixaanka.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip