Sweden oo Maanta xuduudeeda ufurtay Norway

0
Wednesday January 19, 2022 - 21:48:52 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 582
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sweden oo Maanta xuduudeeda ufurtay Norway

    Dowlada Sweden ayaa maanta dib ugala laabatay shuruudi adkeed ee kal hore dul dhigtay dadka kasoo galayo Norway

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowlada Sweden ayaa maanta dib ugala laabatay shuruudi adkeed ee kal hore dul dhigtay dadka kasoo galayo Norway

Qof Walbo oo soogalaya Xadka Sweden kana imaanaya dhanka Norway waxaa laga joojiyay Warqada Tijaabada Corona ee 48 saac.

Hadii aad kasoo galeyso dhanka Norway waxaa lagaaga baahanyahya oo kaliya warqada Talaalka Corona si aad u soo gasho dalka.

guddoomiyaha ururka ganacsatada ee Strömstad. ayaa sheegtay in Dadka Norway ay arintan maqleen ayna ku farxeen.

Dadka kasoo safraya dhanka Norway ee ka adeegta gudaha Sweden ayaa dhibaato ku qabay qaadista talaalka Corona.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip