Hooyada iyo Aabaha ayaa Xadgudub u geestay ilo yar oo ay dhaleen Waxana arintaasi keentay in la xiro labadooda.

 
Sida uu Booliska u sheegay Warbaahinta Cunuga yar ayaa hada lagu dabiibayaa isbitaalka madama ay soo gaareen waxyeelo xoogan.

 
Qaar kamid ah Kalkaalisooyinka isbitaalka ayaa booliska ku wargaliyay dhibaatada dhacday taasi oo keentay in labada waalid la xiro.

 

Somaliska